Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa maanta qaatay tallaalka COVID-19, waxaana uu ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed inay qaataan tallaalkan.
“Waxaan maanta qaatay talaalka ka hortagga fayriska Covid19. Waxaa mudnaanta talaalka leh bahda caafimaadka, dadka nugul iyo kuwa da’da ah. Waxaan u qaatay in aan shacabka ku dhiirragelino qaadashada talaalka”.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.