Cabdullaahi Timacadde oo loo doortay Senator kamid ah Aqalka Sare

Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde), ayaa loo doortay Senator kamid ah Golaha Aqalka Sare ee BJFS, kaddib markii uu tanaasulay Cabdullaahi Xaashi oo ahaa musharaxii la tartamayay.

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland ayaa intaas kaddib cod gacan taag ah galiyay, waxaana Codka kalsoonida ah siiyay 65 Xildhibaan.

Senator Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde), ayaa ah Wasiirkii Warfaafinta Xukuumadda Puntland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading