Cali Ducaale oo ku guuleystay kursi kamid ah Baarlamaanka Canada

Cali Ducaale oo qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee Muslim Soomaali ah oo ka mid noqda Xildhibaannada Baarlamanka Gobolka Nova Scotia ee Canada.

Mr. Ducaale oo kasoo baxay xisbiga Liberal-ka ee hoggaamiya Canada ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay guusha uu gaaray.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading