Cali Gaab oo kusoo baxay Kursiga Labaad Golaha shacabka Ee Puntland laga doorto

Cali Yusuf Cali Xoosh, ayaa ku guuleystey doorashada kursiga HOP# 200 Wuxuu ka guuleystey Cabdiwaaxid Abshir Ibraahin.

Cali,ayaa noqday Xildhibaankii Labaad Golaha Shacabka Fadaraalka ee Puntland ka soo baxa.

Cali Xoosh,ayaa helay 93-Cod ,halka Cabdiwaaxid oo la tartamayay helay 5 -Cod,waxaana xumaaday Hal Cod.

kursigan,ayaa ka mid ahaa kuwa aadka loogu loolamay ee ay ka taagnayd dooda adag dhaliyayna kala qaybsanaan aan horay loogu arag Beesha sida gasrka ah uleh.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading