Madaxweynaha Hirshabelle Ali Gudlawe Hussein, ayaa kulan kula qaatay magaaladda Muqdisho Safiirka Dowlada Itoobiya u jooga Soomaaliya Danjire Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan.
Labada masuul ayaa ka wada-hadlay Arrimaha Amniga, gaar ahaan xoojinta iyo iskaashiga howlgalada la-dagaalanka argagixisada iyo Arimaha Ganacsiga Deegaanada Hirshabelle iyo Itoobiya.



Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.