Camey iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Buuhoodle

????????????????????????????????????
Madaxweyne xigeenka Dowlada Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey iyo wafti balaaran oo uu hogaaimnayo,ayaa gaaray Magaalada Buuhoodle xarunta Gobolka Cayn.
 
Qabanqaabada soo dhaweynta waftiga Camey ayaa ka socota magaalada.
 
Madaxweyne Camey ayaa kula kulmi doona halkaas isimada,saraakiisha Ciidamada iyo qaybaha bulshada Gobolka.
 
Waxaa guud ahaan ka socda Puntland olalaha lagu garab istaagayo hawlgalka dib u xoraynta Sool ee ay ku guda jiraan Ciidamada difaaca Puntland.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading