Camey iyo waftigisii oo gaaray Dalka Zambia

Wafti uu hogaaminayo Madaxweyne xigeenka Dawlada Puntland Eng Camey ayaa goor dhawayd gaaray Dalka Zambia.
 
Jaaliyada Puntland ee Zambia ayaa si weyn ugu soo dhawaysay garoonka Diyaaradaha Caasimada Dalkaas ee Lusaka.
 
Madaxweyne Camey ayaa booqasho ugaar ah ku tagay dalkaas,waxaana la filaya in uu ku sugnaandoono ilaa mudo Todobaad ah.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading