Canada: Wiil soomaali ah oo lagu dhaawacay weerar

Wiil Soomaali ayaa lagu dhawaacay magaalada Toronto ee dalka Canada, kaasoo la sheegay in xaaladdiisa ay aad u daran tahay.

Booliska ayaa wada baaritaan la xiriira ciddii ka dambeysa weerarka loo geystay wiilkaasi. Wararka ayaa sheegaya in goobta lagu dhawaacay wiilka uu ku yaallo hool lagu dhigto aroosyada.

Mid ka mid ah dadkii goob joogayayaasha ahaa ayaa sheegay in ay u gurmadeen dhaawaca loo geeystay wiilka Soomaaliga ah, isla markaana ay Isbitaal geeyeen.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading