Video:-Ganacsatada reer PL Ee Zambia oo casho sharaf ku maamuustay Madaxweyne Deni

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo caawa magaalada Lusaka kaga qeybgalay xaflad casho oo ay ku maamuuseen Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalka Zambia, ayaa uga mahadceliyey Safaaradda Soomaaliya, Jaaliyadda Soomaaliyeed iyo Ganacsatada sidii wanaagsaneyd ee isaga iyo wafdigiisa loo soodhoweeyay.

Waxaa Munaasabadda ka qeybgalay Safiirka Soomaaliya ee Zambia Marwo Xaawo Xasan Maxamed, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Puntland Mudane Cabdifataax Maxamed Cabdinuur, Guddoonka Jaaliyadda Somaliyed iyo Ganacsatada Somaliyed ee Dalka Zambia.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/JEn__XQGons

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading