Biyo-xireen balaaran oo laga wado Baargaal
Biyo xireenka Degaanka Washington ee Degmada Baargaal. Biyo xireenkan oo ay shaqadiisu socoto muddo illaa…
Biyo xireenka Degaanka Washington ee Degmada Baargaal. Biyo xireenkan oo ay shaqadiisu socoto muddo illaa…
Isaga iyo Xoghayihii shaqada laga cayriyay,ayaa soo galay xarunta ay ka socoto bixinta Shahaadada Xildhibaanada,waxayna…
Kusimaha Madaxweynah Ahna Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash,ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada…
Halkan ka daawo muuqaalka
Waxaa Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya qaatay tiro Xildhibaano ah oo uu ku…
Rooble Dadku inta badan way ku jahwareersanaayeen sida uu ushaqeeyo. Balse xogo,ayaa sheegi jiray in…
1.Waxuu la kulmay Agaasime Waaxeed hoose ee uma suuroobin in ay is arkaan Agaasimaha Guud,taasoo…
Rooble lacagta uu ufasaxay Somaliland waa mid kabid Miisaaniyadeed ahayd oo ay ugu deeqeen Somalida…
Kama darin iftiimintayadii oo Deni,waxuu aqbalay in uu Bulshada ogaysiiyo halka uu joogo iyo waxa…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble ayaa kulan la leh Ganacsatada Somaliyed, kaas oo looga…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa amray in si deg deg ah loo fasaxo lacag…
WAR SAXAAFADEED: Maanta; 03.04.2022, Muqdisho-Soomaaliya: Maanta oo ay ahayd maalintii labaad ee Bixinta Shahaadada Xildhibaanimo…
Ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo Danab ayaa Duleedka Deegaanka Cadalle ku qabtay Maleeshiyaadka ka tirsan Al…
Waxaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanada hoos ku qoran: Salah Ahmed…
Ra’isal wasaaraha Pakistan, Imran Khan, ayaa ka badbady cod kalsooni kala noqosha ah oo awoodda…
Warshad saliidda sifeysa oo ku taal bartamaha Ukraine ee magaalada Kremenchuk ayaa gebi ahaanba ku…
Ra’isul Wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa Axadda maanta ah ka badbaaday tallabo lagu doonayey in…
Khabiirka Madaxa-bannaan ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya Marwo Isha Dyfan…
Guddiga doorashooyinka Heer federaal,ayaa maalintii 2-aad wada bixinta shahaadada xildhibaanimo si habsami leh. Maanta,waxaa qaatay…
Ciidamada booliska Kenya ayaa sheegay in ay ku guulaysteen inay gacanta kusoo dhigaan ilaa 17-qof…
Taariikh,ayuu sameeyay haduu ku adkaysto oo uusan udabcin cadaadisyada ama uusan Qiimo dhaqaale ku badalan…
Gaas marna lagama filayn in uu xataa si dadban ugu noqdo Fahad taageero. Sababtoo ah…
Madaxweynaha Dowlada Puntland ee leh tixgelin maxaliya iyo mid heer caalamiba leh,waxuu ku gaaray Imaaraadka…
“Labada dhinac ee siyaasadda isku haya waxay ka dhex hadlayaan guddiga doorashada, markii horena guddi…
Guutadii 331 ee ahayd Xulka Ciidamada Ruushka aadna loogu hanweynaa oo marka ay Dhoolatus samaynayaan,iyagoo…
28-Qof ayaa dhaawacyo kala duwani ka soo gaareen Dabkii xalay ka kacay suuqa Waaheen ee…
Taariikh: Suuqa Waaheen ee Hargeysa Suuqa Waaheen, wuxuu sidan oo kale u gubtay 26,June 1969….
Halkan ka daawo muuqaalka
Ciidamada Ruushka ayaa lagu soo waramayaa in ay isaga baxeen garoonka diyaaradaha ee Hostomel oo…
Ra’iisal wasaraaha dowladda Fadaraalka Soomaaliya, Maxamed Xuseyn Rooble ayaa Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo…
Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay kalsoonidii ay kala laabatay guddiga hirgelinta…
Shirkii ugu horreeyay ee Midowga Yurub iyo Shiinaha muddo laba sano ku dhow ayaa dhacay…
Kooxaha ku dagaalamaya dalka Yemen ayaa markii ugu horraysay muddo toddoba sano ah ku heshiiyey…
Guddiga Doorashada Heer Federal ee FEIT,ayaa Sabtida maanta ah bilaabay bixinta shahaadada xildhibaannimo ee xubnaha…
Kusimaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash,ayaa maanta Shir-gudoomiyey shirka…
Wararka ka imanaya magaalada Hargeisa ayaa sheegaya in dab xooggani uu caawa fiidkii ka kacay,…
RAMADAAN WANAAGSAN. Ku-simana Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash,…
Wargelin muhiim ah: Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) wuxuu ku wargelinayaa in Xildhibaanada jooga…
“Deni oo loogu baaqay in uu iscasilo” Xildhibaano,Siyaasiyiin iyo waxgarad reer Puntland ah oo ku…
Halkan ka akhriso wareegtada
Wareegtooyinka xilka qaadista iyo xil magacaabista ee uu Deni sameeyay kuna astaysan 1-da Bishan waa…
Ugu yaraan 33-Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ka mid ah,ayaa loo daabulayaa Xamar. Ujeedka daabulaadu waa in…
Halkan ka daawo muuqaalka
Safarkiisa Imaaraadka,waxuu daaran yahay hal ujeedo oo ah Lacag raadis ah. Imaaraadku horay Shilin uma…
Kani waxa uu ahaa mashruuc siyaasadeed oo horseedi karay in isbaddal weyn lagu sameeyo hannaanka…
Guul darro aad u wayn ayaa ku dhacday Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, kaddib markii ay…
Maxkamadda sare ee dalka Kenya,ayaa is-hortaagtay hindisahan isbedelka loogu samaynayey dastuurka oo uu horkacayey Madaxweyne…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cod la isku raacay ku ansixiyey hawgalka cusub ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maaxmed Xuseyn Rooble waxa uu u hambalyeynayaa Guddiga Doorashooyinka…
Ku: Dhammaan xubnaha Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Ufeyn, Qardho iyo Eyl Ku: Guddoomiyaasha Gobolada Nugaal, Bari…
MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY XOGHAYAHA GUUD EE RUGTA GANACSIGA DOWLADDA PUNTLAND. Garoowe: 01 April 2022: Madaxweynaha…
MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY TALIYAHA QAYBTA BOOLISKA GOBOLKA KARKAAR IYO HOGAANKA ILAALADA CASHUURAHA. Garoowe: 01 April…
Wafti ballaaran oo uu hogaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse oo kasoo ambabaxay magaalada Boosaaso,ayaa soo…
Wasaaradihii muhiimka ahaa ee ay ahayd in la dul istaago dhankooda ma eegin 3-sano kadib…
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay in Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ay marin-habaabiyeen la taliyeyaashiisa…
Wasaaradda difaaca Ukraine,ayaa xog ay maanta soo bandhigtay ku sheegatay inay khasaare baxad weyn leh…
Rooble,waxa uu sheegay in loo soo diray farriimo hanjabaad ah, kadib markii isaga iyo madaxweynaha…
Dacwad-ooge Turkish ah ayaa maanta weydiistay maxkamadda Istanbul inay baabi’iso kiiska dilka Jamaal Khaashuqji kuna…