Ra’iisul Wasaare Rooble oo isku baddelay labo Wasiir
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Gaashaandhigga JFS…
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Gaashaandhigga JFS…
Puntland oo shaacisay Doorashada 10-Kursi oo Xildhibaanada Golaha shacabka Fadaraalka ah. Halkan ka akhriso Warqada
“Waxa uu xalay Farmaajo soo saaray waali waaye, dulqaadka loo dulqaanayey ayuuna u maleeyaa dayuusnimo…
Jubaland oo taageertay Shirka RW Rooble iclaamiyay” Dowlada Jubaland mar walba waxay diyaar u tahay…
KGS kama qeybgalayso shirka uu iclaamiyay Ra’iisul Wasaaraha” Baydhabo, 26ka Diseembar 2021: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka…
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa musharax Xildhibaan Xamze Cabdi Barre…
Dowladda Puntland waxay diyaar u tahay ka qaybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hogaamiyo…
Codsi kaga yimid Dowladda Soomaaliya awgiis, ayay Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay xirtay xarunteeda halwgallada…
“Siyaad Barre,ayaa Nin dalacsiiyay markaasuu yiri Madaxweynoow dalacsiintayda Csli Samatar ma og yahay,marka waxaan leeyahay…
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenkii…
Gudoomiyihii Gudiga Doorashooyinka ee xilka laga qaaday,ayaa soo saaray Warqad uu ku fasaxayo Kursi horay…
Wasiirka Amniga C/llaahi,ayaa ku amray Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya in aanu safri karin Sarkaalka…
Musharrax gaar ah lagama aqbalayo in uu doorashada ku takri falo. War saxaafadeed Ra’iisul Wasaaraha…
FARMAAJO OO AFGEMBIYEY VILLA SOMALIA 21 SANO OO DAWLAD-DHIS AH KA DIB Waxaa xalay 26/12/21…
Inqilaabka Farmaajo waa nabar la filaayey naxdin ma laha, waxaanse u baahannahay in aan isla…
BAAQ KU SAABSAN DHAB-U-JIHEYNTA DOORASHOOYINKA Diseembar 26, 2021. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi…
Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee la filayay 27-bishan inuu ka furmo magaalada Muqdisho,ayaa dib u…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Isimada Gobolka…
Magacyada sgaqsiyaadka loo wado Kuraasta Aqalka-hoose ee Baarlamaanka Fadaraalka lagu dhawaaqay doorashadooda ee Jubaland. 1.HOP#217…
Hoos ka dhagayso hadalka hadal haynta xooga leh dhaliyay ee uu bixiyay Madaxweynihii hore ee…
Boqorka iyo Isimadii kaleba,waa dhibsadeen hadalkii Madaxweyne Faroole uu BBC-da siiyay markii uu ka hadlayay…
“Farmaajo wuxuu u socdaa wejigii labaad ee muddo kororsiga, Farriintiisana wuxuu soo dhexmariyey Maxamad Mursal….
Halkan ka daawo muuqaalka
“Waxaan aaminsanahay in Ra’iisulwasaaraha iyo madaxda dowlad-goboleedyadu wax badan qabteen,doorashada dadban iyadaaba muran ku dhisan,heshiiskii…
Shirkii Jaraaid ee isimadu qabteen Galabta. 1-Waxay sheegeen In ay ka xun Yihiin Dhacdadii Foosha…
Gudiga Doorashooyinka ayaa hadda xilka ka qaaday Gudoomiyihii Gudigaasi Maxamed Cirro. 18 xubnood ayaa fadhiyay,…
Halkan ka daawo muuqaalka
Garoowe: 25 December 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan gaar ah…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ra’iisalwasaarihii hore ee…
Iyadoo laga duulaayo Amarka Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni waxa ay ciidamada PMPF…
Wafti balaaran oo uu hogaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo Mudug ka yimid,qaybna ka noqon…
Waftigii Nayrobi oo aad ubalaaran isaguna goor hore,ayuu yimid,waxuuna ugudbay Madaxtooyada. Hada waxaa kulan gaar…
Ujeeddo: Shaacinta Guddiga Xulista Ergooyinka. Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SIT waxay…
Halkan ka daawo muuqaalka
Beri 7-Subaxnimo ayay Nayrobi kasoo duulayaan waftiga dhamayn doona xaajada PSF. Waftiga,waxaa hogaaminaya Madaxdii hore,waxuuna…
Guddigii loo saaray baarista aflagaaddadii uu Taliyaha Ciidamada Badda u geystay RW Rooble ayaa gaaray…
Madaxweyne Deni khudbad taariikhiya,ayuu jeediyay,waana hadlay hadii hadal waxtarayo. Waxii dhacay dareen xun buu ka…
Cilmi baarist uu diyaariyay Jey Bahadur oo ku saabsan kalluumeysiga sharci darrada ah ee Somaliya,ayaa…
Halkan ka daawo muuqaalka https://fb.watch/a5LMJRarhi/
Cumar Cabdirashiid iyo Gaas,ayuu la hadlay Madaxweyne Deni oo ka codsaday in ay yimaadaan oo…
PSF waxay si buuxda ubilaabeen uqaybinta Biyo iyo Raashin Shacabka caadiga ah ee Bosaso. Ciidamada…
Madaxweyne Deni waxa uu Urursanayaa Wasiirada Istaafyadooda iyo Tiknikadooda mar 4-aad,ayuuna rabaa in uu dagaal…
Guddiga Golaha Wasiirada ah ee ka shaqeynaya Gurmadka iyo Garab istaaga dadkii kasoo barakacay Boosaaso,ayaa…
Wafti ka socday Dowlad Goboleedka Jubbaland oo uu hogaaminaaye Madaxweyne ku xigeenka 1aad Mudane Maxamuud…
Ciidamada Itoobiya ayaa amar lagu siiyay in ay ku ekaadaan gobolada Cafar iyo Amxaara oo…
Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa Shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 6-kursi oo…
Waxaan uga digaynaa dhallinyaradda ciidamadda kala duwan ka tirsan eella soo marin habaabinayo inaysan naftooda…
Warsaxafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in dowladu wakhti siinayso dadaalada loogu…
Reached by VOA Somali, the United States Africa Command said it did not have a…
Ciidamada PSF si karaamo leh ayay iskagaDifaaceen weeraradii xalay saq dhexe iyo kuwii saakay Aroortii….
Fariinta aan Isimada udiraynaa,waxay tahay in aysan soo bixin oo aysan wax hawl ah oo…
Goor dhawayd,ayaa waxaa la hadlay Isimadii hawsha ku jiray,waxay usheegeen in ay soo gaarayaan xogo…
Madaxweynuhu,waxuu markale xaqiijiyay in aysan Dowladu wax weerar ah qaadayn oo ay ku joogto Xabad…
Waxaa goor dhawayd Nayrobi kusoo gabagaboobay Shir jaraa’id oo lagu taageerayo Xabad joojinta. Shirka,waxaa fadhiya…
PSF-Warqad walba oo ay soo saaraan u fiirso waxaa ku yaala Barcode toos ugu dhacaysa…
Dowladu Xabad joojin ayay ku dhawaaqday,waana soo dhawaynaynaa. Dalka iyo Dadku Nabad bay rabaan iyo…
Suldaan Siciid iyo Islaan Bashiir,ayaa la hadlay Deni,waxuuna ka balan qaaday Xabad joojin iyo wada…
Saakay Hiirtii Waaberi ayay Xabada soo bilaabeen Ciidamadii ay soo lugooyeen Aaran-jaan. Dhawr jiho ayay…
Axmed Karaash waa ku gacansayray soo jeedintii Deni. “Markii aad weeraraysay Gudoomiyihii Baarlamaanka igalama aadan…