Madaxweyne Deni oo kulamo kawada Muqdisho
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Safiirka Sweden ee Soomaaliya…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Safiirka Sweden ee Soomaaliya…
Qarax,ayaa ka dhacay agagaarka Xerada Ciidamada Cirka Avisione ee magaalada Muqdisho. Qaraxa,waxa uu ahaa mid…
Wasiirka Ganacsiga Soomaliya ayaa shaqo joojin ku sameeyay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Taya-dhowrka Aadan Xasan…
Golaha Wasiirada cusub ee ay magacowday Madaxweynaha Tanzania,waxaa ka mid noqday Xuseyn Maxamed Baashe. Baashe,ayaa…
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay garwaaqsadeen in shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee socday 3-9…
Wax walba oo uu ku dhaqaaqay in uu qabto Madaxweyne Deni,waxaa soo afjaray oo qariyay…
Madaxweynaha Puntland iyo Safiirka Imaaraadka Carabta ee Somaliya kulmay. Kulankooda waxa ugu weyn ee ay…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay…
Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden,ayaa Pro Xamze Warfaa u Magacaabay Lataliyaha Arimaha Amniga Rayidka, Dimuqraadiyada iyo…
“Waxaan Madaxda Dowlad-Goboleedyada dalka ku adkaynayaa hirgelinta Jadwalka doorasho ee ay isla qaateen.”Ayuu yiri Farmaajo….
Maleeshiyada ururka Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuiyadda weerar xalay ka dhacay gobolka xeebta ah ee Lamu,…
Shaqada Janbigii labaad ee Dekada Garacad ay yeelanayso,ayaa meel wanaagsan maraysa. Sidoo kale,waxaa socota buuxinta…
Dadka lasoo qabtay,ayaa tiradoodu waxa ay gaaraysaa ilaa iyo Afar Qof oo Saddex Dumar tahay…
Qaramada Midoobey,ayaa boggaadisay Qodobada ay soo saareen Ra’isul wasaare Rooble,madaxda maamul Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha…
Halkan ka akhriso:-
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal oo soo dhaweeyay warmurtiyeedka ka soo baxay shirka Muqdisho uga…
Shaqaalaha gargaarka iyo dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in weerar cirka ah oo ka dhacay…
Qodobada muhiimka ah ee ku jira Warmurtiyeedka Golaha Wadatashiga Qaran. 1.Cidamada waa in ay dhexdhexaad…
Golaha Wadatashiga Qaran oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble, ayaa kulan la…
Saacad kadib,ayaa lagu dhawaaqaa go’aanka kulamadii Golaha Wadatashiga Qaranka. Shirka waxaa saaka looga yeeray midowga…
Garoowe: 09 January 2022: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa goobjoog…
Waraysigan oo uu siiyay Tv-ga Xaruntiisu tahay Puntland ee SBC,ayuu kaga hadlay arimo ay ugu…
Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Dhoobodaareed,ayaa muuqaal uu soo duubay,waxuu kaga hadlay arimo muhiim ah…
Golaha Wadatashiga Qaran oo uu Guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa shir la leh…
Qodobada laga gaaray khilaafka PSF cid si rasmi ah u og majirto aan ka ahayn…
Madaxweyne Deni Doorashadiisii bulshadu masoo dhaweyn,markii lagu dhawaaqay natiijadii Cod bixinta Qofka kaliya ee u…
Ugu yaraan Maleeshiyo Alshabaab ah oo gaaraysa 240,ayaa warar lagu kalsoonaan karo sheegayaan in lagu…
Caawa ilaa beri Subax,waxuu Farmaajo shaacin doonaa is badal uu ku sameeyay Saraakiisha Ciidanka. Latashiyo…
Qodobo ka mid ah is afgaradka laga gaaray wada xaajoodka Golaha Wadatashiga Qaran. Qodobadan iyo…
Hal askari,ayaa ku dhintay mid kalena waa uu dhaawacmay Is rasaasayn maantay dhex martay Ciidamo…
MADAXWEYNE KU-XIGEENKA OO GUDDI MASUULIYIIN DOWLADDEED AH U MAGACAABAY NABADAYNTA DEEGAANKA SAAX-MAYGAAG. Garoowe: 08 Janaayo…
Magaalada Muqdishu waxaa weli ka soconaya shirkii Golaha Wadatahsiga Qaran oo uu shir guddoominayo Ra’iisul…
Farmaajo,ayaa Bangiga Dhexe ku amray inaan laga bixin qasnada lacag Dowladda Imaaraadka hadda ka hor…
Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir…
Muqdisho, 07, Janaayo, 2022-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta hoygiisa Magaalada Muqdisho…
Golaha Midowga Murashaxiintu, wuxuu uga mahadcelinayaa dawlada Isu-taga Imaaraadka Carabta deeqda ay maanta soo gaarsiiyey…
Madaxweyne Deni 3-Sano iyo dhowr cisho,ayaa ubuux santay Jan.8.2022 oo ku beegan Maanta. Maxaa u…
Rooble waxuu Maanta ka gudoomay Safiirka Imaaraadka Carabta Deeq Raashin ah oo loogu talagalay Dadka…
MADAXWEYNE KU-XIGEENKA PUNTLAND OO DAAH-FURAY SHIRKA NABADEYNTA BEELIHII KU DIRIRAY SAAX-MAYGAAG. Hadhwanaag: 07 January 2022:…
Labo Gaari oo ah nooca loo yaqaan 3-f,ayaa Ciidamada Badda lagala soo baxsaday. Labada Gaari,waxaa…
Sharmarke berito,ayuu ka dhoofayaa Bosaso,waxuuna uduulaya Dubai,kadib Xamar oo howlo muhiim ah ay uga socdaan….
Dhismaha ku astaysan awooda iyo soo jireenka Qaranimada Maraykanka markii la weeraray,waxaa kasoo wareegtay Halsano….
Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay Khamiista maanta ah inay soo magacaabi doonto Ergey Gaar ah oo…
Khilaafkii PSF xalintiisii gebo-gebo,ayuu marayaa. Beri ama Saadanbe,waxaa soo baxaya Qodobo 11 ah oo ay…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maanta ay u ahayd maalintii Afraad ayaa hadda jawi wanaagsan…
Garoonka Aadan-cade hada waa meel badbaado ah oo ay ka dhoofi karaan kana soo degi…
Amniga guud ee Dalka in Rooble la hoos geeyo,waa go’aan masiiriya oo ay tahay in…
Hadaysan Shirka kasoo bixin Qodobadan,waxuu la mid yahay in uu fashilmay. Qodobada ay tahay in…
Madaxweynihii dalka Koongo Patrice Lumumba Oo Safar Dibada ah kasoo laabtay ayaa la qabtay oo…
“Madaxweynaha waan isku fahmi weyney nidaamkan in uu socdo, Madaxweyne waxaad ku suntan tahay madaxweynihii…
Guddigii baaritaanka dhacdadii 27 December ee isku daygii Afgambiga Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta su’aalo…
Saraakiisha dalka Itoobiya ayaa si aan sharciga waafaqsanayn u xiray kumannaan qof oo kasoo jeeda…
Xiris Cali ayaa waxaa la socday marka uu tegayey xarunta dambi baarista musharraxa madaxweynaha ee…
Mas’uuliyiinta Xisbiga Wadani oo ka hadlay dhacdadan,ayaa eedeyn culus u jeediyey Xukuumadda, waxayna sheegeen inay…
Golaha Wadatashiga Qaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa kulan la yeeshay…
Kuwan waa Qodobadii ay maanta Midowga Musharrixiinta la wadaageen Golaha Wadatashiga Qaran si meesha looga…
Somaliya waxaa soo maray nidaam Dowlad Dhexe oo awoodu hal Xaafiis ku kooban tahay. Muqdisho…