Xasan Shiikh oo abaabulaya Guluf rogaal celis ah oo uu ku qaado argagixisada
Weerarkii hore,waa ku jabay,waxaana Dhimasho,Dhaawac iyo wax la waayay noqday ku dhawaad 2500-Askari. 15-kun oo…
Weerarkii hore,waa ku jabay,waxaana Dhimasho,Dhaawac iyo wax la waayay noqday ku dhawaad 2500-Askari. 15-kun oo…
Garoonka Diyaaradaha Bosaso,waxay ku qabteen Wardoonka Puntland Xubin ka tirsan argagixisada,waxaana la qabtay mar uu…
Madaxa hay’adda sirdoonka Israel ee Mossad ayaa Axaddii sheegay in Israel ay diyaar u tahay…
Magaalada Gaalkacayo,ayaa lagu dilay Dhakhtar ka shaqeeya Caafimaadka Bulshada, kaas oo lagu magacaabi jiray Allah…
Dhimashada dhul-gariirkii waddanka Morocco ayaa kor u dhaaftay 2,000 oo Qof, kaas oo sidoo kale…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed,ayaa Axadda maanta ah ku dhawaaqay in Itoobiya ay dhameystirtay buuxinta…
Waxaa Gudoomiyaha Xisbiga Shaqaalaha ee Puntland loo doortay Xildhibaan Cabdiqani Faarax Dhaashane. Dhaashane,ayaa horay uga…
Dhulgariir xooggan oo cabirkiisu yahay 6.8,ayaa ku dhuftay bartamaha dalka Morocco, waxaana ku dhintay ugu…
Ururka Midowga Afrika oo ka kooban 55-Dal oo xubnaha ka ah,ayaa yeelan doona maqaam la…
Cabasho xoog badan,ayaa ka imaanaysa Shacabka Puntland,taasoo ku socota Shirkada Diyaaradaha Itoobiyaan Airlines. Cabashadu,waxay ku…
Xisbiga Shaqaalaha oo ka mid ah Xisbiyada Puntland ee Siyaasada,ayaa inqilaab lagu kala qaaday. Golihii…
Cadaadiska Beesha Caalamka oo Maraykanku hormuud ka yahay,ayaa Labada dhinac ku khasbay in ay dabac…
13-hogaamiyayaasha caalamka kuwa ugu awooda badan,ayaa iskugu tagey Hindiya oo Sanadkan uu ka qabsoomayo Shirka…
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Hajji. Ahmed E. Osman Karaash ayaa xadhiga ka…
Dadka rayidka ah ee dalka Gabon ayaa u dabaal degaya sii deynta hogaamiyeyaasha miltariga ay…
KIGALI — Booliska ayaa sheegay in dalka Rwanda lagu xiray nin la tuhunsan yahay inuu…
MUQDISHO — Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Salah Axmed Jamac, ayaa maanta…
MUQDISHO — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ugu yaraan 107 xubnood oo ka tirsanaa…
PARIS — Soddonka cayaartoy ee sannadkan u tartamaysa kubadda dahabka ee xiddiga ugu wanagsan kubadda…
NEW YORK — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar cusub oo taabanaya…
OTTAWA — Soomaalida ku nool Canada ayaa codsaday in dowladda Soomaaliya ay soo faragaliso, oo…
Bariga dhexe waxaa ka soo kordhay akhbaar aad muhiim u ah IDILNEWS-na waxay ogaatay qorshe…
Maraykanka iyo Itoobiya,ayaa cadaadis ay sameeyeen,waxay ubadan tahay in uu miro dhalo. Saraakiil sar-sare oo…
Warbaahinta baraha bulshada soomaalida ayaa si weyn looga hadal hayaa wiil dhalinyaro ah oo albaabka…
DOHA — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka…
RIYADH — Sacuudi Carabiya iyo Ruushka ayaa Talaadadii ku heshiiyey inay illaa dhammaadka sanadka sii…
Khilaaf siyaasadeed ayaa ka dhex taagan qaar ka mid ah madaxda sare ee dawlad-goboleedka Galmudug….
NAIROBI — Qalalaase dhanka waxbarashada ah ayaa mar kale kusoo wajahan dalka gobolka Waqooyi Bari…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo is daba joog ah kula yeelanaya magaalada Maxaas…
Dalka Sweden waxaa jiro digniinno loo jeedinayo dadka dalkaasi oo ku saabsan weerarro argagixiso oo…
Gabadha kaalinta 1aad ka gashay imtixaanka dugsiyada sare ee Puntland Asma Maxamed Muxumad, oo ah…
Kenya ayaa heshiis la saxiixatay Itoobiya si ay u dhisto shabakad wado tareen oo cabbirkeedu…
Safiirka Sacuudi Carabiya ee Iran ayaa Talaadadii gaaray Jamhuuriyadda Islaamiga ah, halka dhiggiisa uu ka…
Somaliland waxay wadaa hanjabaada xooga leh ee ah inay markale dib xoog ugula wareegayso dhul…
Wasaaradda Waxbarashada dawladda Puntland ayaa shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee dugsiyada…
Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa Xasaanadda siiyey Xubnaha magacaaban ee Guddiga Doorashooyinka Puntland – PEC oo…
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa la filayaa inuu madaxweyne Vladimir Putin kula kulmo…
Xisbi siyaasadeed Mustaqbal ayaa magacaabay xubinta kumatalayasa Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC, kaas oo dhismihiisa…
Alle ha u naxariistee Fanaankii weynaa ee Soomaaliyeed, Axmed Naaji Sacad ayaa ku geeryooday magaalada…
Gudoomiyaha Xisbiga SINCAD Eng Maxamud Khaliif Xassan ,yaa magacaabay xubintii Xisbiga SINCAD ee ku matali…
Cali Jeyte,ayaa kulan 4-saac socday oo aan loo kala kicin kula yeeshay Maxaas Xasan Shiikh…
Kadib guul darooyinkii is xig-xigay ee dagaalka argagixisada Xasan,waxa uu garow saday in uusan haysan…
Argagixisada Shabaab,ayaa weerar ay kusoo qaaday Deegaanka Daaru-nicma ku qabsatay,balse gurmad ka yimid Degmada Aadan-Yabaal,ayaa…
Warar lagu baahiyay warbaahinta iyo bulshada ayaa sheegaya in khilaaf uu ka dhex jiro madaxda…
Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamze Cabdi Barre iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay caasimadda dalka…
Laascaanood : Maalinadii Axada ee 03/09/2023, warbaahinta gudaha ayaa si weyn loo hadal hayaa xaflad…
Inta aanan u dhaadhicin xiisaddan cusub, waxaa xusid mudan in dalalka Algeria iyo Morocco oo…
Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni ayaa lagu wadaa in uu maalmaha dib ugu soo laabto…
Waxay ahayd in uu iscasilo,sababtoo ah 700-Askari iyo Saraskiishoodii,ayaa hogaamin xumidiisa ku baaba’ay. Meeyay qorshihii…
NAIROBI- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Wasiirada Qorshaynta iyo Wasiiru Dowlaha Madaxtoyada ee Dowladda Puntland oo maal…
In ka badan toban qof ayaa guud ahaan dalka Maraykanka waxaa lagu soo oogay dacwado…
Waxaa hadda toddobaad laga joogaa tan iyo markii uu dhacay weerarkii deegaanka Cowsweyne ay al-Shabaab…
Madaxweyne kuxigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta tababar u soo xiray in kabadan…
Laascaanood, SSC-KHATUMO, Iyadoo maanta oo sabti ah, September 2023, ayna tahay maalintii 9aad, ka dib…
Hay’adda Bisha Cas ayaa ka wada deegaano katirsan gobalka Sool aruurinta meydadka ciidamada maamulka Somaliland…
Wararka xarunta IDILNEWS ay heshay saaka ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay agagaarka deegaanka…
Gaas iyo Cumar ma aysan ahayn in ay ka qaybgalaan Space-ka Xasan soo abaabushay ee…
Xarumaha dib u dhiska lagu samaynayo ee Laascaanood,waxaa ka mid ah… 1.Isbitaalka guud ee Laascaanood….
Xarunta gobalka Mudug ee Gaalkacyo ayaa jimcihii laga daahfuray tartanka kubadda cagta 9 gobal ee…
In ka badan 840,000 qof oo u dhashay dalka Afghanistan oo codsaday barnaamijka dib u…