Madaxweyne Deni ayaa Guddoomiye KMG ah u magacaabay Taleex.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr50 oo ku taariikheysan 24,Luulyo,…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr50 oo ku taariikheysan 24,Luulyo,…
Siyaasiyiin horey xilal uga soo qabtay Puntland iyo qaar kamid ah aas-aasayaasha dowlada Puntland oo…
Gudigan oo ah Dad lagu tuhmayo aqoon iyo waayo aragnimo durugsan,ayaa Madaxweyne Deni uxushay in…
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay qarax ka dhacay xarunta maamulka gooblka Banaadir oo mas’uuliyiin ay…
Shirka Golaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa goordhow soo gaba gaboobay kaas oo laga soo…
Wasiirka wasaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowlada Puntland Maxamed c/raxmaan Dhabancad iyo wefti uu…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Ismiidaamin oo ka dhacay xarunta Maamulka Gobalka Banaadir,…
Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka & Gureyeynta Dowladda Puntland iyo Shirkadda ayaa maanta soo gabagabeysay qiimayntii…
Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qarax xooggan uu goor-dhaweyd ka dhacay gudaha…
Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan la qaatay dhallinyarada magaalada…
War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa haatan uga qeyb galaya Dugsiga Tababarka…
Shirkadda Batroolka ee dowladda Qatar (Qatar Petroleum) ayaa ku dhawaaqday heshiis ay la gashay Shirkaddaha…
Xisbiga Conservativeka ayaa Talaadadii shalay u doortay in Boris Johson uu noqdo hogaamiyaha xisbiga, kaas…
Dagaalamayaal katirsan Kooxda Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka…
Taliyaha Ciidanka xooga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku…
War-saxaafadeed xalay ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa mar kale looga dalbaday Golayaasha Fulinta iyo…
FOR IMMEDIATE RELEASE: Puntland Calls for an Investigation into the alleged Qatari Role in Puntland…
Waxaan rabaa in aan wax yar ka iraahdo lacag ay Dawlada Dhexe u soo dirtay…
Magaalada Qardho oo marti gelin doonta Shir looga hadlayo Mashaariicda JPLG. Xarunta Gobolka Karkaar Magaalada…
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay warbixin lagu daabacay wargeyska New York Times oo dowladda Qatar…
Xubnaha Guddiga Wadada Bartamaha Boosaaso ee dib u heley xorriyadooda ayaa Goordhow la hadlay Warbaahinta,…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Jaamacadda PSU Garoowe si rasmi ah ugu…
Maxkamada Darajada Koobaad ee Gobolka Bari ayaa xorriyadoodi dib ugu soo celisay Masuuliyiintii Guddiga dib…
Guddiga Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah musharaxiinta u taagan…
Dowlada Qadar ayaa beenisay war lagu daabacay wargeyska New York Times oo ahaa inay ka…
Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan, ayaa Magaalada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar…
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa kulankoodii caadiga ahaa maanta ku yeeshay xaruntooda Magaalada Garoowe…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa ka hadlay Warbixin uu saacadihii lasoo dhaafay…
Iyadoo saacadihii lasoo dhaafay uu baahiyay Wargeyska New York Times, warbixin ku saabsan Qalalaasaha amni…
Guddiga Madaxa bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa shaaciyay liiska Magacyada Odayaasha dhaqanka ee…
Wafti uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa gelinkii hore ee…
Baraha Bulshada ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu baahiyay Warar sheegaya in Mooshin ka dhan ah…
Ganacsade u dhashay dalka Qatar oo saaxib dhow la ah Amiirka Qadar ayaa la dhagaystay…
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
“Guddiga waxaan ku niri celiya lacagta, waxayna noo sheegeen inaan la celin karin oo qayb…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta tababar u furay…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni, ayaa si rasmi ah u shaaciyay Shirka Maal-gashiga…
Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa shir jaraaid oo ay ku qabteen Magaalada…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay safiirrada…
Maxkamada sare ee Dowladda Puntland ayaa mudaysay gar-maqalka Kiiskii Maxruumad Caasha Ilyaas Aadan, oo aheyd…
Qarax xooggan ayaa goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaas oo si aad ah looga…
Guddoomiyaha Gobalka Mudug Axmed Muuse Nuur oo goor-dhaweyd Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Gaalkacyo ee…
Howlgaladani oo lagu xaqiijinayaya amniga deegaanno dhawaan laga saaray Al-Shababa ayaa ururka 31-aad ee guutada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf lagu maamuusayo Madaxweynihii Hore…
Shiikh Maxamed Macalin Axmed oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga Wadada dhexmarta Bartamaha Boosaso ayaa goordhow Ciidamada…
Gudiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa sharaxaad ka bixiyay qaabka uu u…
Waxaa goor dhaw soo gaba gaboobay kulankii 11-aad kalfadhigisa 5-aad ee Aqalka Sare BFS, waxaana qeybta…
War-Saxaafadeed kasoo baxay Dowladda Puntland ayaa mar kale waxaa Eedeyn kulul loogu jeediyay Madaxda Dowladda…
Madaxweynaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,ayaa wadajir u qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya…
Gudoomiyaha Baarlamaanka,ayaa magacaabay Guddiga Dib u eegista sharciga Doorashooyinka. Madaxweyne Farmajo iyo Fahad ayaa doonayey…
Wafti sare oo kas ocda Midowga Africa oo uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee South Africa…
Waxaa gacanta Dowlada Fadaraalka Somaliya ka baxay Markab siday Qaraxyo una rarnaa Alshabaab. Markabkan oo…
“Dadka eedeysaneyaasha oo Garoowe iyo Boosaaso ku xiran madaxweynaha ma amrin in la soo xiro,…
Guddiga doorashooyinka Jubbland ayaa kordhiyay mudada isdiiwaangalinta musharixiinta xilka madaxweynaha. Musharixiinta ayaa weli diidan gudiga….
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
madaxweynaha, taliska guud ee ciidanka booliska iyo saraakiisha qaybta ayaa kulan kuyeeshay taliska, waxaana intiisa…
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay Mashruuca Waxbarasho oo ballaaran, kaasoo halku…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta ku qaabilay…