Qorshihii dajinta Yuhuuda Ee Bariga Afrika
Sanadkii 1903, ninkii loogu magac daray aabihii Zahyuuniyadda, Theodor Herzl, ayaa u soo jeediyay gumaystihii…
Sanadkii 1903, ninkii loogu magac daray aabihii Zahyuuniyadda, Theodor Herzl, ayaa u soo jeediyay gumaystihii…
Xaafuun Lama maalmood ka hor,waxaa tagey wefti Imaaraatiya oo uu galbinayo Xasan Deni oo ay…
Waxaan ku amrayaa hay’adaha Dowlada in ay udiyaar garoobaan qabashada Doorasho Qof iyo Codah “Ayuu…
Xalay,waxuu la kulmay Gudiga Doorashada,Baarlamaanka iyo Gudoonkiisa Madaxweyne Deni. Kulankooda,waxaa kasoo baxay,sida ay ii xaqiijiyeen…
Golaha Amaanka Qaramada midoobay,ayaa ka had lay xaalada Laascaanood,waxuuna soo saaray go’aan cad oo lagula…
Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Antony Blinken,ayaa booqday Israa’iil wuxuuna la qabtay Shir jaraa’id ra’iisul…
In ka badan 300,000 oo Askari oo Israa’iili ah,ayaa heegan ku ah Xadka ay la…
Mudanayaasha Xisbiga Jamhuuriga ee dalkan Maraykanka ayaa u doortay xildhibaan Steve Scalise inuu noqdo musharaxa…
Firdhiye oo sheeganaya hogaamiyaha Khaatumo,waxuu ka degi doonaa Hargaysa,isagoo heshiis buuxa la galay ugu danbayn….
Doorashada Xildhibaanada iyo Madaxweynaha Puntland wax saamayn ah kuma leh hadalka Firdhiye. Deni fursad uu…
Firdhiye,waxuu sheegay in 17-ka Xildhibaan ee Puntland ku matala Gobolka Sool aysan qayb ka noqonayn…
Sida ay ii xaqiijiyeen warar aan ka helay Xalane,waxaa hor istaagay codsigii Firdhiye ee ahaa…
Dowlada Imaaraadku waxay ka hor timid qorshe Madaxweyne Deni watay oo ahaa in hal Urur…
Shirweynaha Mucaaradka Puntland,ayaa Saakay Garowe si rasmi ah uga furmay. Halka Shirku ka furmay,waa mid…
Go’aammada kasoo baxay Gudiga Amniga ee ku aadan Musharaxiinta,waa kuwo lala soo daahay oo dhacay…
Golaha Wasiirada Israa’iil,ayaa si rasmi ah ugu codeeyey go’aanka ku dhawaaqista dagaal ka dhan ah…
Madaxweyne Deni Maalinka Berri foog ah,waxay Adis ku kulmayaan Ra’isalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed,sida ay xaqiijinayaan…
Dhimashada Guud ee ka dhalatay weerarrada kooxda Xamaas ee Israa’iil,ayaa kor u dhaafaya 600-Qof,waxaana in…
Safarka Deg-dega ah ee uu ku tagey Eretareya maahan mid horay loosii qorsheeyay,waana mid ku…
Ismaaciil Xaaji Warsame,ayaa baneeyay xilkii Madaxweyne Deni umagacaabay kal hore ee uu qaybta kaga ahaa…
Dhamaan Hoteladii Garowe Deni,ayaa xirtay,si gaar ah Marti-soor oo ay ahayd in lagu qabto Shirka…
10-ka Bisha ayay rabaan Gudiga Doorashadu in ay shaaciyaan khariirada Doorasho ee ay diyaariyeen. Xogo…
Maraykanka iyo Midowga Yurub,ayaa si cad ugarab istaagay Israa’iil,waxay sheegeen in ay xaq uleedahay difaacida…
Quus iyo niyad jab,ayuu Muqdisho kula laabtay. Laba maalmood kadib safar nasiino iyo caafimaad ah,ayuu…
Diyaaradaha dagaalka Israa’iil,ayaa burburiyay dhisme 11-Dabakh ah oo ku yaala Bartamaha Magaalada Qasa. Daartan,ayaa ka…
Weerarkan ma ogaan kari waayin Sirdoonka Israa’iil ee khiyaamo dhagareed aad iweyn,ayaa ka danbaysa. Ujeedka…
Dhowr Dal,ayaa ilaa iyo imika ka hadlay xiisada iyo dagaalka ee ka dhex aloosan Xamaas…
Israa’iil ayaa leh mid ka mid ah Shabakadaha Sirdoon ee ugu ballaaran uguna casrisan Bariga…
Weerarrada ay qaadeen kooxda Xamaas oo u muuqday kuwa qorshaysan,ayaa waxaa uu lahaa Labo Weji….
Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in ay la dagaalamayaan mintidiin kaga yimid Gaza oo Sabtida maanta…
Imaanshaha Xamar ee Firdhiye si weyn ayay uga caroodeen Xildhibaanada SL ku matala Baarlamaanka Fadaraalka…
Golaha Deegaanka Degmada Isku-shuban,waa la dhisay si muran la’aan ah oo waafaqsan nidaamka. Wasiir Juxaa,ayaa…
Waxaa jiray kulan dhexmaray BC iyo Madaxweyne Deni,kaasoo ka dhacay Nayrobi ka hor inta uusan…
Shirkii Golaha Wasiirada Dowlada Puntland ee Khamiislaha ahaa Wasiir Juxaa,waxuu ka jeediyay Khudbad dheer. “21-Degmo…
Wax lala yaabo ma’ahan in Dowlad usoo magacaabato Qunsuliyad Magaalo aan Caasimadiisa ahayn Dal kale….
Labaatan Senator oo ka tirsan Xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka ayaa Arbacadii taageeray heshiis suurta-gal ah oo…
Tobaneeyo dagaalyahano Deegaanka ah,ayaa lagu dilay Saakay kadib dagaal khasaare badan dhaliyay oo Maleeshiyada Al-Shabaab…
Bulshada Rayidka ah ee Puntland oo walaacooda ku aadan sida loo maaraynayo fariisinta Golayaasha Deegaanka…
Golihii Deegaanka Bosaso ee ay diiday Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland Shalay saakay,ayaa xoog loogu wareejiyay…
Sida aan xogta ku helay Maamulka Dekeda Garacad,ayaa looga yeeray Imaaraadka si ay usaxiixaan heshiis…
Juxaa Caawa hadii Shaqada laga fariisiyo ama uu isagu iscasilo waa halyeey Ummadu ixtiraam uhayso….
Dimuqraadiyadii Qof iyo Cod Deni,ayaa fashiliyay oo ka dhigtay wax uu ku gaaro mudo kororsi….
Juxaa si cad,ayuu uga hor yimid Doorashooyinkii Waaciye iyo Bosaso,waxuuna ku dhawaaqay in aysan waxba…
Wadadii Waaciye qaaday ayay Bosaso qaaday oo waxay yeelatay Laba Gole Deegaan. Waa nasiibdarro xaqiiqdii…
WAR-SAXAAFADEED | BAAQ NABADGELYO : Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ahmed E….
Hadii mudayntaas loo Gacan baneeyo Wasiir Juxaa oo uu faragelinta ka daayo Deni iyo Xisbigiisu…
Warkii ugu danbeeyay ee dagaalka Saaxo,waxay xaqiijinayaan Geerida iyo Dhaawaca Beesha Leelkase in ay tahay…….
Dhimashada dhanka Beesha Leelkase,waa 14-Qof halka Dhaawucu aad ubadan yahay,walina Xabadu waa socotaa. Waxaa la…
Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland ayaa maantay war kasoo saartay Fariisinta iyo dhaarinta Golayaasha degaanka Degmoyinka…
Madaxweyne jooji dhabarjabinta Dimuqraadiyada. 2-Sano oo ku darsasha ah,waxay toos uga hor imaanaysaa Dimuqraadiyadii aad…
Gudoomiye kadaa hagardaamaynta oo bohol haka tuurin Puntland. Jooji mudo kordhinta aad abaabulayso ee miiska…
Sadexda Bilood ee harsan,waa lagu qaban karaa Doorashada Madaxweynaha Puntland oo lasoo hormariyay. Sidoo kale…
Degmada Waaciye,waxii ka dhacay,waxay tusaale uyihiin fawdaynta Dimuqraadiyada ee la wado. Laba Gole Deegaan,ayaa loo…
Xasan iyo kooxdiisa,waa looga adkaaday loolankii Saxaafada. Sababta looga adkaaday,waxay tahay in Xasan iyo kooxdiisu…
Garoowe: September 30, 2023: Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland (PEC) Mudane, Fu’aad Abshir Axmed(Adeer) oo uu…
Puntland hal Doorasho,ayaa ka dhacaysa,waana mida Dadweynuhu ku dooranayo Madaxweynaha,ku xigeenkiisa iyo Baarlamaanka. Gudiga Doorashada…
Codsigii Dowlada Somaliya ee ahaa in dib loo dhigo bixitaanka Ciidamada Midowga Afrika ka socda…
Jabuti,ayaa Codsi udirtay Golaha Amaanka Qaramada Midoobay,kaasoo lagu codsanayo in dib loo dhigo bixitaanka 3000-Askari….
Waxaa la joogaa xiligii uu Madaxweyne Laftagareen ubareeri lahaa ka hor imaadka Xasan iyo kooxdiisa….
Waxa kulmay,waa Madaxweyne Deni iyo Wasiir Aadan Barre ee maysan kulmin Deni iyo Axmed Madoobe….