Jamhada Gacan Libaax oo Khasaare balaaran gaarsiisay Ciidamada Somaliland
Sagaal Ciidanka Somaliland ah,ayaa ku dhintay,halka dhaawacu gaarayo 17-kale iska hor imaadka dhexmaray Jamhada Gacan…
Sagaal Ciidanka Somaliland ah,ayaa ku dhintay,halka dhaawacu gaarayo 17-kale iska hor imaadka dhexmaray Jamhada Gacan…
Kacdoono Shacab,ayaa ka bilowday Magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo ee Somaliland. Kacdoonasa,ayaa lagu taageerayaa Jamhada Gacan…
Mareykanka iyo UK,ayaa ku biiray Sadex Waddan oo kala ah Japan, Australia iyo Newzealand, kuwaas…
Milkiilaha Shirkadda Twitter Elon Musk,ayaa xaraashaya Astaantii hore ee Twitter-ka iyo Agab kale oo Shirkaddu…
Shirka Golaha Wasiirada Puntland,ayaa Tdobaadkan looga hadlay… 1. Amniga 2.Diyaar garowga dhismaha Goleyaasha deegaanka. 3.Ciyaaraha…
Golaha Wakiilada Dawladda Puntland,ayaa maanta cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyey Wax-ka-bedelka xeerka Doorashooyinka Goleyaashada Deegaanka…
Berri,waxaa la dhagax dhigayaa Mashruucii Biyo leexinta Qardho oo loo hayo dhaqaalihiisii. Madaxweyne Deni Maanta,ayuu…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo uu wehliyo Guddoomiye ku…
Puntland maxay ka rabtaa Baanka Aduunka iyo BC kale ? 1.In uu cad yahay qoondada…
Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland,ayaa maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyay Ansixinta Tartanka furan ee…
Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, ayaa maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyay Ansixinta Wax-ka-bedelka xeerka…
Garoowe: 10 August 2023 :Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire ayaa gudoomiyay…
Maxay yihiin Mashaariicda Waxbarasho ee PL lagu taageero oo ay rabto in Wasaarada Waxbarashada Fadaraalku…
Xaqiiqdii waa Mashruuc la yaab leh hirgelinta Dekeda Garacad oo ay ku lamaansan yihiin dhismaha…
Waa Talaabo Mar hore loo baahnaa in laqaado. Dowlada Puntland in ay la socoto waxa…
Wasaarada Maaliyada Puntland,waxay gaartay horumar balaaran 25-kii Sano ee lasoo dhaafay. Miisaaniyada Dowlada Puntland,waxay ku…
Sawiradan waa dabaaldega Maalinta Ciidanka Itoobiya oo Baydhabo lagu qabtay waynaynteeda. Baydhabo,waa qayb ka mid…
Kooxda Xasan la shaqaysata intooda badan ma rabaan Mahad Salaad in lagu badalo Qoor-qoor oo…
Maxay kala yihiin Mashaariicda waa weyn ee lagu taageero Waxbarashada Puntland….. 1.Global Partnership Education oo…
Somaliya,waxaa wax loo qaybiyaa Sadex qaybood oo kala ah… 1.Somaliland. 2.Puntland. 3.Bartamaha iyo Koonfurta. Dowladihii…
Garoowe: 08 August 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir…
Halkaan ka akhriso Wax-ka-bedelka Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah Dawladda Puntland kaas oo lagu soo saaray…
Diblumaasi sare oo Mareykan ah,ayaa sheegtay in uu wadahadallo furan oo adag la yeelatay taliska…
Deegaanka Amxaarada ee Itoobiya,waxaa ka socda dagaal xoog leh oo u dhexeeya Maleeshiyaad Deegaanka ah…
Xeerka Khayraadka Biyaha Puntland oo lagu soo saaray faafinta Rasmiga ah,ayaa la sii daayay. …
Garoowe, Augusto 08, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo…
Garoowe: 08 August 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada…
Muuse Biixi,ayaa go’aamiyey in Doorashada Madaxweynaha iyo Xisbiyada Somaliland ay dhacdo… 1. In Doorashada Xisbiyada…
Hogaamiyayaasha afgambiga Niger ayaa xiray hawada dalkaasi ilaa amar dambe,iyaga oo sabab uga dhigay hanjabaad…
Sarkaal sare oo Itoobiyaan ah ayaa ku eedeeyey maleeshiyada gobolka Amxaara inay isku dayayaan inay…
Tagidii Ruushka iyo hadalladii sida fudud uga soo baxay,waxay ugu kaceen qiimo weyn Ra’isalwasaare Abiy….
Wajigii Labaad waxa kooxda Villa Somaliya ay ugu yeertay dagaalka argagixisada,wuxuu umuuqdaa mid fashilmay. Hadaba…
Tagida Xasan Shiikh ee Dhuusamareeb,waxay daaran tahay Sadex Qodob oo kala ah… 1.Ka jeedinta Indhaha…
Gudiga Khaatumo loo doortay,waa mudan yahay in la bogaadiyo oo lasoo dhaweeyo. Sida loo dhisay,waxay…
Axmed Madoobe,waxuu uyimid Xamar Laba Qodob oo kala ah… 1.In la mideeyo dagaalka argagixisada Wajigiisa…
Garowe, August 06, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Abdi…
Halkan ka dhagayso Aragtidayda qaadacida Doorashada Ee Xisbiga Mideeye? pic.twitter.com/OQFcy0aqpx — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) August…
Bosaso waxay ka muujisay dadaal Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Dhexe ee Puntland. 10-ka ugu sareeya kaalmaha,waxay…
10-ka Arday ee ugu sareeya Dugsiyadda Dhexe ee Puntland. Celceliska Maadooyinka sida ay u kala…
Markab laga leeyahay dalka Ruushka oo shidaal siday,ayaa waxaa duqeeyey oo naafeeyey diyaaradaha aan duuliyaha…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa la xiray Sabtida maanta ah kadib markii…
Halkan ka dhagayso dooda Xasan Shiikh lagama dhaxli doono Dowladnimo,waxuuna baabi'in doonaa iftiin yaraa ee…
Qaramada Midoobey waxay Dowlada Somaliya usoo jeedisay in ay horumar ka samayso 12-ka Bilood ee…
Mideeye in uusan Dimuqraadiyad rabin oo Lug ugu jirto,mid kalena banaanka utaal waa cadaatay. Deni…
Xisbiyadu waa Sideed,hadii mid qaadacay Doorashada 7-da kale,ayaa galaysa loo dhutin mahayo. Sidoo kale Gudiga…
Trump,ayaa ka soo hor muuqday maxkamad heer federaal ah oo ku taalla Washington DC, laba…
Garowe, Augusto 03, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa…
Wasiir ka tirsan Soomaaliya oo raali gelin ka bixiyay ka dib markii ‘Orodyahanad’ aan tababarnayn…
Duqa Degmada Degmada Gaalkacyo Mudane Xasan Maxamed Jamac ayaa wax ka dhagax dhigay Dhismaha Wadada…
Madaxa Dowladda Ingiriiska u qaabilsan arrimaha la dagaallanka argagixisada Matt Jukes, ayaa sheegay in tiro…
Mareykanka,ayaa go’aansaday qayb ahaan inuu kala soo baxo dalka Niger, shaqaalaha safaaradiisa ee dalkaas. Arrintaan,ayaana…
Ra’’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau iyo xaaskiisa Sophie ayaa kala tagay 18 sano kadib…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump,ayaa Guddi xeerbeegti ah oo ku sugan Washington waxay dacwad…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Itoobiya Demeke Mekonnen,ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay rabshadaha kasii daraya ee…
Garoowe: 03 August 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland…
1. Laamiga isku xira Bosaso Baran iyo Ceerigaabo oo gabo gabo maraya. 2: dhismaha Dekad…
Hadalka Madaxweyne Deni ee SSC micnihiisu,waa… 1.PL oo aad qayb ka tihiin xiligan in aad…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qayb-qaatay dabaaldega Xuska Sanad Guurada 25-aad…
“Dowladda aan masuulka ka ahay khaasatan golaha Xukuumadda iyo anigaba, waxaan dadka reer Puntland u…
Guddoomiyaha Xisbiga Kaah ahna Madaxweynaha Dowladda PL Mudane Cabdullahi Deni,ayaa Cabdilaahi Maxamed Barre Nuur (Caatto)…