Somalia
Maxaa uqabsoomay 2-sano kadib Madaxweyne Farmaajo?(Daawo)
Machadka Daraasaadka ee Heritage ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray warbixin uu kaga…
Khadar oo ka qeybgalaya shir caalami ah oo ka socda dalka Belgium (Sawirro)
BRUSSELS (IDIL NEWS)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Brussels…
Goormee Furmayaa Kala-fadhiga 5-aad ee Baarlamaanka ?
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Magalada Muqdisho waxaa Maanta kulan ku yeeshay guddiga joogtada ee Baarlamaanka Federaalka ah…
Maxaa kasoo baxay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ? (Daawo)
GAROOWE (IDIL NEWS)-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid…
Kulan looga hadlayo Dhismaha Golaha Degaanka oo ka dhacay Degmada Jariiban (Sawirro)
JARIIBAN (IDIL NEWS)-Masuuliyiin katirsan Maamulka Gobalka Mudug oo gaaray Degmada Jariiban ee Gobalka Mudug, ayaa…
Sanaag: Ciidamada Puntland oo gaaray duleedka Degmada Yubbe
CEELCAD (IDIL NEWS)-Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ayaa gaaray Degaanka Ceelcad ee Gobalka Sanaag, kaas oo…
Gaalkacyo: Shir looga hadlayo amniga oo haatan socda
GAALKACYO (IDIL NEWS)-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, waxaa ka socda Shir Albaabadu u xiran…
Mudug: Guddoomiyihii Degmada Towfiiq oo la dhaawacay
BALLI-BUSLE (IDIL NEWS)-Wararka naga soo gaaraya Degaanka Balli-busle ee Degmada Jariiban ee Gobalka Mudug, ayaa…
Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday Degaanka Buula-mareer.
BUULO-MAREER (IDIL NEWS)-Dagaalyahanada katirsan Al-Shabaab ayaa xalay Weerar ku qaadeen saldhig ay Ciidamada Xoogga dalka…
Madaxweyne Deni “Shaqo la,aanta heysata Dhalinyarada Puntland waa isla-weyni” (Daawo)
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa si qoto dheer uga hadlay…
Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka oo maanta Shaacinaya waqtiga uu furmayo Kala-fadhiga 5-aad.
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu waddaa in…
RW New Zealand”Aadaanka Salaada jimcaha waxaa laga baahin doonaa warbaahinta Dalka”(Daawo)
Mar wax laga weydiiyey arrinka xagjirnimada ayaa waxay ku jawaabtay: “Ruuxa weerarka gaystay waa muwaadin…
Wararkii ugu danbeeyay ee Ciidamadii soo gadooday
Wafti uu hogaaminayay Wasiirka Amniga dowlada fadaraalka Maxamed Abuukar Islow oo ay ka mid ahaayeen…
Ciidamadii Gadooday , Taliye Indha Qarshe iyo RW kheyre keebaa run sheegaya.(Daawo)
Ciidamadan,ayaa ka cabanaya mushaar iyo cunadii xeryaha loogu geyn jirey oo ay waayeen bilooyinkii udanbeeyay….
Madaxweyne Deni oo amar siiyay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Puntland (Daawo)
GAROOWE (IDIL NEWS)-adaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa daah-furay masharuuca Wabarashadu Waa Iftiin…
DEG DEG: Beesha Caalamka oo shir deg deg ah ka leh Gadoodka Ciidanka DF Soomaaliya
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, ayaa Sheegaya in Kulan…
Wasiir Beyle oo weerar afka ah ku qaaday Ciidamada ka gadoodsan Mushaar la,aanta (Daawo)
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/rixmaan Ducaalle Beyle, ayaa weerar afka ah…
Garoowe: Shir looga hadlayo Xeerka Dowladaha Hoose ee Puntland oo furmay (Sawirro)
GAROOWE (IDIL NEWS)-Shirka Dib-u-eegista Xeerka Ururka Dowladaha Hoose ee Dowladda Puntland ee loo soo gaabiyo…
Madaxweyne Farmaajo oo Wasiiro iyo Xildhibaano u diray Ciidamadii gadooday.
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa wafdi isugu jira Wasiiro ka…
Jubbaland oo ka hor-timid Go,aan kasoo baxay DF Soomaaliya (Akhriso)
KISMAAYO (IDIL NEWS)-Iyadoo dhawaan Wasaaradda Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya ay ku amartay Jaamacadaha ku yaalla dalka…
Ra’iisulwasaare Kheyre oo loogu baaqay inuu Is-casilo.
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa…
Balcad: Saraakiisha Ciidamada Gadoodsan oo Shaaca ka qaaday Siro badan (Daawo)
BALCAD (IDIL NEWS)-Ciidamo gadoodsan oo katirsan Milateriga Soomaaliya, kana soo baxay Furimihii dagaalka ee Degaanka…
Madaxweynaha Puntland oo Dhagax Dhigay Xarunta Kaydka Xogta Biyaha iyo Deegaanka (Daawo)
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax dhigay xarunta kaydka xogta…
Xukun dil ah oo lagu riday Xubno katirsan Al-Shabaab (Daawo)
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay waxaa ay…
Ciidamada DF oo soo baneeyay Furumihii dagaalka ee Gobalka Sh/dhexe (Sawirro)
BALCAD (IDIL NEWS)-Wararka ka imaanaya Gobalka Shabeelaha Dhexe, ayaa Sheegaya in cutubyo kamid ah Ciidamada…
Hargeysa: Booliska Somaliland oo xabsiga dhigay Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta
HARGEYSA (IDIL NEWS)-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland, ayaa Sheegaya in…
Goormee lasoo Gaba-gabeynayaa Dhismaha Casriga ah ee Isbitaalka Gaalkacyo ? (Daawo)
GAALKACYO (IDIL NEWS)-Guddiga Dayactirka iyo Dhismaha Isbitaalka weyn ee Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug,…
Amnesty International: US airstrikes in Somalia are killing civilians
MUGDISHU (IDIL NEWS)-There is credible evidence that US military airstrikes in Somalia have killed or…
Xubno katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Duqeyn.
MUQDISHO (IDIL NEWS)-War-saxaafadeed kasoo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM),…
Dowladda Federaalka oo sheegtay in Doorashada Galmudug aan dib loo dhigeyn.
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay dooda ka…
XOG-WARAN: Kooxda Aaran-jaan oo cuna-qabateyn kusoo rogtay Ganacsatadii Puntland ?
GAROOWE (IDIL NEWS)-Kooxda Aaran-jaan oo garwadeen ka ah ama gacanta ku haysa Dawladda Puntland ee…
Maxaad kala socotaa Caqabadaha hareeyay Safarkii Madaxweynaha Jabuuti ee Muqdisho ? (Daawo)
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Danjire Maxamed Nuur Caalim, oo falanqeeya Arrimaha Siyaasadda Geeska Africa iyo Caalamka, ayaa…
Madaxweyne Deni oo sheegay inay baaris ku socota weli Kiiskii Caa’isho Ilyaas (Daawo)
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ehelada Caasha…
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland oo xilkii la wareegay (Daawo)
GAROOWE (IDIL NEWS)-Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Dawladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif Yuusuf ayaa maanta xilka…
Garoowe: Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Deni iyo Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ? (Sawirro)
GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta kormeer ku tagay…
DF Soomaaliya oo baaq kasoo saartay dagaalada Xeraale iyo Cadalle (War-saxaafadeed)
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wasaaradda arrimaha gudaha, dib u heshiisiinta iyo arrimaha Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa…
Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo gaaray Doxa, kulana la leh Amiirk Qatar (Sawirro)
DOXA (IDIL NEWS)-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo wafdi ballaaran uu hoggaaminayay ayaa maanta gaaray…
Garoowe: Howlgallo lagu burburinayo Dhismayaasha sharci-darada ah oo socda (Sawirro)
GAROOWE (IDIL NEWS)-Dowladda Hoose ee Magalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland, ayaa bilaawday howlgal lagu…
Shacab lagu laayay Duqeyn ka dhacday Degaanka Bariire.
BARIIRE (IDIL NEWS)-Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa shalay gantaalo ku dhuftay gaari noociisa lagu sheegay…
Garoowe: Guddoomiyaha Baarlamaanka oo dib ugu soo laabtay Puntland, kana gaabsaday (Daawo)
GAROOWE (IDIL NEWS)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland C/xakiin Maxamed Axmed (Dhooba-daareed), ayaa maanta dib ugu…
Gedo: Al-Shabaab oo la wareegtay Degaanka Buusaar.
BUUSAAR (IDIL NEWS)-Wararka naga soo gaaraya Degaanka Buusaar ee Gobalka Gedo, ayaa sheegaya in dagaalyahanada…
Sheekh Shariif oo baaq kasoo saaray Dagaalada Degaanada Xeraale iyo Cadalle.
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay…
Amnesty International oo ku eedeeysay Mareykanka inuu Shacab ku laayay Soomaaliya (Warbixin)
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Hey’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Amnesty International ayaa warbixin cusub oo ay…
Dowladaha Turkiga iyo Iran oo weeraro ku qaaday Xoogaga Kurdida.
BAGHDAD (IDIL NEWS)-Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Turkiga ayaa shaaciyey in ciidamada Turkiga iyo Iran ay…
Ra’iisulwasaare Kheyre “Kuwiina Garaadada wata waa inaad Mashaarka gaarsiisan Ciidanka” (Daawo)
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul uga hadlay Ciidamada Xoogga…
Wararkii ugu dambeeyay ee Degmada Balcad Iyo Al-Shabaab oo isaga baxday.
BALCAD (IDIL NEWS)-Dagaalyahanada Kooxda Al-Shabaab oo xalay dagaal ku qabsaday Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha…
Alshabaab oo Caawa la wareegay Degmadda Balcad Ee Gobalka Shabellada Dhexe
DEG DEG Alshabaab oo Caawa la wareegay degmadda Balcad ee gobalka Shabeellaha Dhexe Wararka naga…
Puntland iyo Talyaaniga oo ka wada-hadlaya Dhameystirka Garoonka Boosaaso (Daawo)
GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada Dowlada Puntland Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay), ayaa maanta…
Wasiir ku-xigeenka amniga Puntland oo balanqaad u sameeyay Laamaha ammaanka Gobalka Mudug (Daawo)
GAALKACYO (IDIL NEWS)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil, ayaa maanta…
Ra’iisulwasaare Kheyre oo Shir guddoomiyay Tubta Horumarinta Dhaqaalaha (Daawo)
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay…
Soomaaliya Iyo Qatar oo Heshiis kala saxiixday (Sawirro)
DOXA (IDIL NEWS)-Wasiirka Beeraha iyo waraabka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid oo howlo shaqo…
Maxaa dheeriya oo kasoo baxay xogihii burburka diyaaradii Itoobiyan Airlines
Xogta laga helay sanduuqa madoow ee diyaaraddii burburtay ee Ethiopian Airlines ayaa muujinaya in ay…
”Waxaa isoo diray Madaxweynahayga Asiyaas”(Daawo)
Waxaa isoodiray Madaxwaynahayga Si,aan Uga Wardoono Waxa Ka Socda Iyo Xaalada Somaliland”sidaa waxaa yiri Wasiirka…
Bursaalax oo yeelanaysa Wado laami ah markii ugu horaysay (Daawo)
Gudoomiye Maxamed Saleebaan Diiriye mudo yar,ayuu ku muujiyay waxqabad,waxuuna markan hirgaliyay markii ugu horaysay oo…
Holland: Weerar ka dhacay Magaalada Utrecht (VIDEO)
UTRECHT (IDIL NEWS)-Nin hubeysan ayaa waxa uu rasaas ku furay dad ku sugan Goob laga…
Shirkadda Turkish Airlines oo hakisay Duulimaadyadii Muqdisho.
MUQDISHO (IDIL NEWS)-Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines ayaa shaacisay in todobaadka ugu horeeya ee Bisha Apriil…
Maxaa kasoo baxay Kulan dhexmaray Wafdigii Eritrea iyo Muuse Biixi ? (Daawo)
HARGEYSA (IDIL NEWS)-Somaliland ayaa war ka soo saartay socdaal uu maanta Hargeysa ku tagay Wasiirka…
Garoowe: Maxkamadda Racfaanka oo laashay Xukun dil ah oo lagu riday Eedeeysanayaal geystay Kufsi (Akhriso)
GAROOWE (IDIL NEWS)-Maxkamada Racfaanka Gobalka Nugaal ayaa Maanta laashay Xukun dil ah oo Maxkamadda Darajadda…
Wasiirka Arrimaha Dibedda Eritrea oo gaaray Hargeysa, kulana la leh Madaxweyne Biixi (Daawo)
HARGEYSA (IDIL NEWS)-Wasiirka Arrimaha dibadda Eritrea iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Isniin ah…