Somalia
Taariikhdii Suldaan Mohamed Qaan Al-faatix Ibn Muraad,WD.Osmaan Saed Hersi
Waa suldaan Mohamed qaan al-faatix Ibn muraad Waa ninkii furtay magaalada qusdhan-dhiiniyya ee kadib loo…
Sawiro:-Garoonka kubada cagta kismaayo oo dib u habayn casriya lagu wado
Garoonka kubada Cagta ee magalada Kismaayo ayaa dhismihiisu marayaa heer gabagaba ah. Dhismaha garoonka…
Video:-1000-qof oo tahriibayaal ah oo laga soo badbaadiyay xeebaha Talyaaniga
In ka badan kun qof ayaa maalintii shalay laga soo badbaadiyay xeebaha bada Liibiya iyadoo…
Video:-68-caruur ah oo ku dhintay qarax bam oo ka dhacay Siiriya
Ugu yaraan 68 carruur ah ayaa ka mid ah 126 ruux oo ku dhintay qarax…
Video:-G.doorashada”Natiijada aftidii doorashada ee madaxweynaha Turkiga awoodaha cusub siinaysa waa sharci”
Natiijada aftidii doorashada ee madaxweynaha Turkiga awoodaha cusub siinaysa waa sharci, sida uu sheegay gudoomiyaha…
Daacish oo markale qabsatay deegaamo ka tirsan Gobolka Bari
Wararka ka imaanaya degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in koox ka tirsan ururka…
Somalia Statement on Turkey’s referendum on Sunday
17 April 2017, Mogadishu, Somalia – The Government and People of the Federal Republic of…
Tuke iyo Xuunsho [Sheekaxariirooyinka Soomaalida]
Tuke iyo Xuunsho [Sheekaxariirooyinka Soomaalida] Waa waayada ka mid ah ayaa Tuke iyo Xuunsho wada…
Video:-Somaliland oo diiday turkish Airline in ay duulimaad ka bilawdo Hargaysa
Wafti ka socday shirkadda duulimaadka Turkish Airlines oo shalay magaalada Hargeysa booqday ayaa waxay la…
Video:-Madaxweynaha xiriirka kubada cagta Africa oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha CAF Ahmed Ahmed oo u dhashay dalka Madagascar oo dhowaana si layaab ah leh…
Shiikh Aduunyo oo maanta loo dhaariyay Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Puntland
Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta Puntland Cabdiraisaaq Shiikh Aduunyo ee uu dhawaan magacaabay Madaxweyne Gaas,ayaa…
Video:-Nin Facebook Live Soo Galay Xilli Uu Dil macnadara ah Geysanayey
Magaalada Cleveland gobolka Ohio ee dalka Mareykanka waxaa ka dhacday arin ay dad badan ka…
Marxaladihii usoo maray ururka Saxafiyinta gobbolada Jubbooyinka iyo Gedo (Jubba Independent Journalists Association)
MARXALADAHII AY SOO MARTAY (JIJA) Ururka Saxafiyinta gobbolada Jubbooyinka iyo Gedo (Jubba Independent Journalists Association)…
Video:-Madaxweyne Farmaajo muxuu ka yiri shirkii madaxda fadaraalka iyo madaxda D.goboleedyada
Halkan ka daawo muuqaalka
Video:-Madaxda Somalida oo soo saaray war murtiyeed muujiyay midnimo Qaran
Shirkan oo socday labo maalin ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi…
Video:-Madaxweyne Geelle”Al-Saadicuuna bil xaq waa koox islaamka khilaafsan oo aan is qarineyn”
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii ugu horeysay ka hadlay koox diineedka cusub…
Video:-Maxay uga dhigan tahay Guusha xisbigiisu ka gaaray codbixinta Madaxweyne Erdogan?
Xisbiga madaxweyne Erdogan ayaa ku guuleystay aftidii ka dhacday dalka Turkiga oo waxaa ay heleen…
Video:-Nadwadii 15-aad oo diiniya oo looga hadlay abaaraha iyo Xisbiga Takfiiriga ah ee Alsaariquun bil xaq
Waxaa Xalay ka bilowday Masjidka wayn ee Al-Rawda Nadwo Cilmiyeedkii 15-aad ee Sannadlaha ahayd oo…
Video:-Madaxda Qaranka iyo gudiga abaaraha ee heer Qaran oo kulan yeeshay maanta
Gudiga gurmadka abaaraha ee heer qaran ayaa maanta la wadaagay waxii uqabsoomay ,Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda…
Video:-Somaliland oo uga mahadnaqday Puntland ka gurmashadii abaarta ee dadkeeda
LIVE Video:-Xisbiga Erdogan oo ku guulaystay codbixintii ka socotay Dalka Turkiga
Video:-Madaxweyne Sh.Shaakir oo soo gaaray Muqdisho iyo wada hadaladii oo bilaabanaya
Madaxweynaha Maamulka Gobollada dhexe ee ay tagaeeraan culumada Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan…
Dhagayso:-‘Afhayeenka Alshabaab’Farmaajo waa nin ka liita madaxdii hore oo fudud dabayshuna hadba dhinac u wado”
Kooxda AlShabaab ayaa jawaab adag ka bixisay go’aankii uu madaxweyne Farmaajo xaalada deg deg ah…
Video:-Daawo siday u dhacday xafladii xil wareejinta ee Gudoomiyaha Gobolka banaadir
Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa habeenkii xalay…
Video:-Ciidamada amaanka muqdisho oo toogtay laba nin oo hoobiyaal tuurayay
Ciidammada Nabad Sugidda ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay labo nin oo madaafiic…
Codbixintii muhiimka u ahayd Erdogan oo si xoog leh loogu soo baxay
Codayntaan maanta dhacaysa ayaa waxay awood dheeraada siinayasaa Madaxwaynaha waa haddii lagu guulaysto.. Dadka…
Maamulka Cadaado oo beeniyay in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay Garoonka Galkacyo
Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee maamulka aan sharciyada buuxin ee Cadaado Cabdirashiid Xaashi Cartan oo wareysi…
Dhagayso:-Madaxweyne Gaas”Ciidamada lagu tababaro magaca D.Fadaraalka waa kuwo ku kooban Muqdisho iyo beelaha jooga”
Madaxweyne Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maalmahan u jooga magaalada Muqdisho shir ay iskugu…
Maraykanka oo shaaciyay tirada dagaalyahanada ka tirsan Alshabaab ee u dilay
Wakaalladda Wararka Shiinaha ee XINHUA ayaa shaacisay in ka badan 100 Dagaalyahano Alshabaab ah lagu…
Video:-Axmed Cali Xaashi”Heshiiskii imaaraadka waxuu haa mid Taariikhiya”
Gudoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa soo dhaweyn loogu sameeyey maanta garoonka diyaaradaha ee…
Video:-Daawo nin isku daldalay abaarta darteed Gobolka Sanaag
https://youtu.be/NcaCedUkrQM
Video:-Puntland oo mamnuucday Xisbiga Sacaadiin amarna ku bixisay in lasoo xiro xubnahiisa
Dawlada Puntland ayaa amaro kasoo saartay urur-diimeedka Al-saadicuuna Bil-xaq. Kulan ka dhacay Magaalada Garoowe…
Video:-Jaaliyada Puntland ee Australia oo si weyn u taageertay heshiiskii imaaraadka
Halkan ka daawo muuqaalka
Video:-Madaxweyne Erdogan” Ku codeeya ”HAA”
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan,ayaa jeediyey khudbaddii gabagabada isu soo baxyadii ugu dambeeyey ee ku…
Sawiro:-Daawo sawiradii kulamadii madaxda Qaranka ee maanta
Munaasabadii ay xilka kula kala wareegayeen Gudoomiyayaasha Gobolka Banaadir oo caawa socota
Xaflad Ballaaran oo xil wareejin ah ayaa caawa ka socota xarunta maamulka gobolka Banaadir ee…
koox ka mid ah kuwa afduubta oo muqdisho caawa lagu qabtay
Fiidnimadii caawa ayaa kooxo hubeysan waxaa ay ku toogteen qof shacab ah degmada Xamar Jajab…
Video:-Aqalka-sare ee Soomaaliya oo maanta Xeer-ilaaliyaha qaranka su’aalo muhiim ah waydiiyay
Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Su’aalo kala duwan Waydiiyey Xeer Ilaahiyaha Guud…
Video:-Madaxweyne Farmaajo oo ka gudoomay waraaqihisii aqoonsiga safiirka cusub ee Shiinaha
Madaxwaynaha dowladda Fadaraalka Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqaddaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Safiirka…
Madaxweyne Gaas oo kaga qaybgalay Muqdisho shirka madaxda Qaranka
Madaxweynah Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qayb galay shirka ay…
Video:-Shirkii madaxda Qaranka oo maalintiisii koobaad laga soo gabagabeeyay
Shirkan ayaa waxaa arimaha ugu muhiimsan waxaa kamid ahaa:- 1. Abaaraha 2. Siyaasadda 3….
Video:-Maamulka garoonka diyaaradaha Galkacyo oo beeniyay in xiisad ka taagan tahay garoonka
Halkan ka daawo muuqaalka
Roobdoon iyo Xadradda Xerta.WQ.Maxamed Xasan ”Alto”
Roobdoon iyo Xadradda Xerta [Sheeko Gaaban] Tuulada Jawaarey, u dhexeeysa degmooyinka Baardheere iyo Saakow,…
Shirkii Madaxda Qaran oo goor dhawayd ka furmay madaxtooyada muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Goor Dhow Madaxtooyada Soomaaliya ka furay Shir u dhexeeya…
Dhagayso:-Alsaariquunal Bil Xaq oo laga mamnuucay Puntland
Dawlada Puntland ayaa amaro kasoo saartay urur-diimeedka Al-saadicuuna Bil-xaq. Kulan ka dhacay Magaalada Garoowe…
Video:-Shiinaha oo ka digay Dagaal ka dhex qarxa Maraykanka iyo Waqooyiga Kuuriya
Shiinaha ayaa ka digay dagaal ka dhex qarxa dalalka Mareykanka iyo Kuuriyada waqooyi, iyadoo xiisada…
Video:-Ruushka,Iran iyo Suuriya oo udigay Maraykanka
Kullan saddex-geesood ah oo magaaladda Moscow ay ku yeesheen wasiiradda Arrimaha dibada ee Ruushka, Iiran…
Waa Calako,Sayid Maxamed Cabdille Xasan
Waa Calako Waa calako meel yuurartiyo, cunug aan weynaane Waa ciiryaamo roob da’ahayoo, ciiro…
Oday iyo Wiilashiisa
Oday iyo Wiilashiisa Aabbe wiilashii uu dhalay oo qoyskiisa ka mid ahaa ayaa si joogta…
Xigmad Summadlaawe
Xigmad 1. Naf iyo jaarkaaga xurmee! 2. Ehel iyo sokeeyaba xaqdhawr! 3. Xaas iyo…
Murtida Maanta [Thought of the Day]
Murtida Maanta [Thought of the Day] Qofka waxgaradka ihi go’aammadiisa ayuu qaataa, aqoondarranese ra’yiga…
Shirka madaxda Qaranka oo la filayo in uu beri ka furmo magaalada Muqdisho
Waxaa la filayaa sida qorshaysan in maalinka beri ah uu furmo shirka Madaxda Somalida ….
Madaxweyne Gaas oo gudoomay casuumadii shirka London
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 April 2017 kulan kula…
Madaxweyne Gaas iyo wakiilka xoghayaha guud ee Somaliya oo ku kulmay Muqdisho
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 April 2017 kulan kula…
Video:-Maxaa kala socotaa Ciida Easter Friday ee Kiristiyaanku u dabaal dagaan?
Sidaan la socono maalinta Axada waxaa waddamada Reer galbeedka ka dhacaya waxa ay u garanayaan…
Laamaha Amaanka ee Dalka Kenya oo heegan sare la galiyay
Ammaanka dalka Kenya ayaa la adkeeyay inta lagu gudo jiro munaasabadaha Easterka iyadoo booliskana ay…
Gudiyadii Joogtada ahaa ee baarlamaanka Fadaraalka oo la dhisay
Mudanayaasha Baarlamaanka Fadaraalka ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada…
Madaxweyne Axmed Madoobe oo gudoomay casuumada shirka London
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed islaam oo soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa kulan la…
Ciidamada Itoobiya ayaa maanta iskaga baxay Dhuusamareeb
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud oo ay hadda Maamulaan Maamulka…