Mowqifka BC Ee Siyaasada Dalka oo niyad jabisay Xasan Shiikh
BC mowqifkeeda,ayay ucadaysay Maanta Madaxweyne Xasan Shiikh. Afar Qodob,ayayna kusoo koobeen mowqifkooda ku Aadan Somaliya…
BC mowqifkeeda,ayay ucadaysay Maanta Madaxweyne Xasan Shiikh. Afar Qodob,ayayna kusoo koobeen mowqifkooda ku Aadan Somaliya…
IC’s position declared their position to Hassan Sheikh They summarized their position in Somalia in…
Sideed sarkaal oo ka tirsan Booliska Kenya,ayaa ku dhintay qarax haleelay baabuurkooda oo la tuhunsan…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr H.E Said Abdullahi Deni ayaa maanta booqasho ku yimi Xarunta Dhexe…
Madaxweyne Deni oo garab istaagay Shacabka Gedo,Barawe iyo Bardaalle. “Madaxda Dowlada Dhexe,waxaan usheegayaa in aysan…
“Dowlada Puntland si aan qarsoodi lahayn ayay doorkeeda uga qaadanaysaa badbaadinta Shacabka Sool,hadii Muuse Biixi…
Madaxweyne Deni oo sheegay in aysan qayb ka noqonayn Shirarka Madasha Qaran oo ay u…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa cambaareeyey falkii xalay lagula kacay Xild….
Khudbada Madaxweynaha Ee furitaanka Kalfadhiga 52-Aad Baarlamaanka Puntland. Halkan ka daawo muuqaalka
Garowe: 15 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa furay Kalfadhiga 52-aad…
Ajandaha Golaha ee Kalafadhigan 52-aad? 1.Ansixinta Xisaab-xirka Sannad Maaliyadeedka 2022. 2.Ansixinta Wax-ka-beddelka Xeerka Hawlgabka iyo…
Ajandihii Golaha uqabsoomay Kalfadhigii 51-Aad? 1. Waxaa Golaha loo soo gudbiyey warbixinta guddiyada Golaha, taasoo…
Garoowe, Juun 15, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa Khudbad…
20-ka Bishan,waxaa la qabanayaa Doorashada Golayaasha Sadexda Degmo ee harsan. Bisha 7-Aad,waxay Maxkamada Dastuuriga ansixin…
Kal-fadhiga Baarlamaanka Dowlada Puntland Berri foog si habsami leh,ayuu ufurmayaa hadii rabi idmo. Waxaa khudbad…
Mareykanka,ayaa ku dhawaaqay abaal-marin lacageed oo gaareysa 5-Milyan oo dollar ciddii keenta xog ku saabsan…
Wax qiimo ah oo uu leeyahay majiro Urur Goboleedka IGAD oo waa hore,ayuu dhintay. Warka…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa maanta la geynayaa maxkamad ku taalla magaalada Miami…
Qoyskii kasoo jeeday Beesha Madhibaan ee reer Bosaso,ayaa Dhalinyaradii lagu riday Xukun iyo Magdhow. Aabaha…
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky,ayaa ka falcelinayay Gantaalada Ruushka ee habeenimadii xalay ay ku garaaceen dhismayaal…
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa muujiyay sida ay dalkiisa uga go’an tahay in uu kulan…
Silvio Berlusconi, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Talyaaniga ayaa geeriyooday isagoo 86 jir ah. Wuxuu ku…
Muqdisho, Juun 11, 2023: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Shiikh Aadan Maxamed…
Ergayga Q M ee Somaliya Catriona Laing,ayaa Dowladda PL ugu Hanbalyaysay Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka ee…
Waxaa xusid mudan in doorashadii 33-dii Degmo ay ku dhacdey rabitaanka Shacabka oo ka soo…
Madaxweyne Deni markii uu gaaray Hoyga,waxuu raaligelin buuxda siiyay Islaanka,isagoo usoo hoyday. Islaan Ciise,waa ka…
Doorashooyinkii Baarlamaan iyo Madaxweyne ee Somaliland Tirada Dadka ka qaybgalay,waxay kala ahaayeen.. Doorashadii ugu horaysay…
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Somaliya,waxay si weyn u amaantay Dimuqraadiyada Puntland hirgelisay,waxayna sheegtay in ay…
3000 oo ka mid ah Ardayda ufariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland,waa Ardaydii kasoo qaxday…
Ku dhawaad 22626-kun oo Arday,ayaa ufariistay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland. Madaxweyne Deni,ayaa ufuray Imtixaanka…
Sagaal Qof oo Lix ka mid ah ay yihiin Shacab iyo Saddex Askari,ayaa ku geeriyooday…
Wasaarada Gaashaandhiga,ayaa sheegtay in ay diyaarisay Ciidamo kala wareega Shaqada kuwa Atmis ee baxaya. 2000-Askari…
Muraale oo udhow Jannaale,waxaa ku Geeriyooday 27-Caruur ah,waxaana ku dhaawacmay 53-kale. Qaraxa,waxaa la sheegay in…
Weerar Qarax ku bilowday,ayaa lagu qaaday Maqaaxida Pearl Beach ee ku taala Xeebta Liido ee…
Ilhaan Cumar ayaa loo magacaabay ku-xigeenka hoggaanka xubnaha xisbiga Dimuqraadiga ee Guddiga Miisaaniyadda ee Aqalka…
1.Shirka W.Maaliyada ee DG iyo Dowlada Dhexe. 2.Gedo iyo magacaabista maamulka cusub. 3.Qaraarka Golaha amaanka…
Maamulka SNM,waxuu jawaab uga dhigay Warbixintii kasoo baxday Golaha amaanka Sadex Qodob oo kala ah……
Waa Prof. Ka gaaray Cilmiga dhaqaalaha maqaam sare oo soo noqday.. 1. Xildhibaan Baarlamaanka Fadaraalka…
Dollarku malluminayo saamayntiisa caalamka sababahan awgood… 1.Sicirka Saliidda caalamka,waxay ku jaan go’an tahay Dollar-ka. 2.Kaydka…
Sanaadiiqda Imtixaanaadka Puntland,ayaa laga raray Wasaaaradda Waxbarashada,waxaana loo kala diray Gobolada kala ah…. Bari, Sanaag,…
Maamulka Axmed Madoobe umagacaabay Gobolka Gedo,waxuu soo kordhinayaa o kaliya Laba arimood oo kala ah……
Shirkan kusoo gaba-gaboobay Muqdisho ee udhaxeeyay Wasiirada Maaliyada DG B iyo K Dalka iyo Dowlada…
Garaadadu waa asiibeen jawaabta ay ka bixiyeen Qoraalka kasoo baxay Golaha amaanka. Warka Golaha amaanka…
Fahad qoraalkiisu,waxuu macno yeelan lahaa markuusan Runta ka weecan xataa haday isaga bahdil ku tahay….
Golaha Ammaanka ee QM ayaa Qaraar tirsigiisu yahay SC/15313- ka soo saaray dagaalka Laascaanood… 1-…
The members of the Security Council reaffirmed their full respect for the sovereignty, territorial integrity,…
Dib ucasriyaynta Garoonka diyaaradaha Bosaso oo Wajigiisii 3-Aad galay. 1.Terminalka oo la casriyaynayo. 2.Hotel Five…
Dhaxalsugaha awooda badan ee Boqortooyada Sacuudiga ee loo yaqaan MBS,ayaa kulan la qaatay Xoghayaha arimaha…
Laba Markab dagaal oo ay kala leeyihiin Maraykanka iyo Shiinaha,ayaa isku dardari gaaray Biyaha caalamiga…
Boqortooyada Sacuudiga oo aan ku faraxsanayn qiimaha Saliida caalamka oo hoos ugu dhacday $76 Fuustadii,halka…
Biyo xireenkii aadka uweynaa Kakhovka,ayaa la burburiyay. Dowlada Ukrain waxay ku eedaysay in Ruushku burburiyay…
“Ragaani waa Raggi Axmed Madoobe Madaxweyneha ka dhigay oo hadii abaal jiro Naftooda iyo Maalkoodaba…
Waa Wakiilka cusub Xoghayaha Guud ee Qaramada midoobey uqaabilsanaan doonta Somaliya. Maqaamka lagu soo dhaweeyay…
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Maraykanka Mike Pence ayaa xisbiga Jamhuuriga u gudbiyey waraaqihiisa musharaxnimo…
Wadamada Saliida soo saara,ayaa ku heshiiyey in ay sii wadaan dhimista wax soo saarka si…
Xasan Shiikh,waxuu markale codsi dhex-dhexaadin isaga iyo Deni ah udiray RW Abiy. Sida muuqata Deni…
Kulankii Golaha Shacabka Fadaraalka,ayaa ubaaqday kooram la’aan. 103-Xildhibaan,ayaa soo xaadiray fadhiga Golaha ee Maanta. Inta…
Ugu danbayn Gedo Duulimaadyadeedii,waxaa laga gaaray is afgarad. Maalinka Berri ah,ayaa la filayaa in ay…
Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musefeni,ayaa ku dhawaaqay in 54 Askari looga dilay weerarkii Al-Shabaab ay…