Mileteriga Itoobiya oo gudaha ugalay Magaalada Adigrat Ee Gobolka Tigreega
Ciidamada Dowladda Itoobiya,ayaa gudaha u galay magaalada Adigrat ee ku taalla waqooyiga halkaasoo ay heysan…
Ciidamada Dowladda Itoobiya,ayaa gudaha u galay magaalada Adigrat ee ku taalla waqooyiga halkaasoo ay heysan…
Madaxweyne ku xigeenkii hore hadana ah Madaxweynaha Kenya, William Ruto,ayaa sheegsy in laysku dayay in…
Diyaarad Helicopter ah oo ku dhacday deegaanka Kyiv ayaa dishay 17 qof, oo ay ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka…
“Puntland waxay wax la doonaysaa, Galmudug, Koonfur Galbeed, Hir-shabeele & Somaliland,waxaana rabnaa Somaliya mid ah…
Garoowe: 17 January 2023 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta tababar…
Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashada Qof iyo Cod ee Puntland si habsami leh ayay usocotaa. Dadweynuhu…
Bulshada Deegaanka Bacaad ee Gobolka Bari ayaa safaf dhaadheer ugu jira si ay u qaataan…
Dhexdhexaadiyaha Midowga Afrika ee colaadda Tigray ee Itoobiya, Olusegun Obasanjo, ayaa u sheegay wargeyska Financial…
Hoos u dhac,ayaa ku yimid tirada bulshada Shiinaha markii ugu horreysay Muddo 60-sano ah. Diiwaanka…
Maamulka Dowlad Deegaanka Somalida ee dalka Itoobiya,ayaa ku eedeeyay qaar ka mid ah siyaasiyiinta Deegaanada…
Guddoomiyaha Maxkamadda ugu sarreysa dalka Itoobiya, Me’asa Ashenafi iyo ku xigeenkeeda Solomon Areda ayaa si…
Xafiiska la taliyaha sharciga ee Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ayaa sheegay Isniintii inaanu jirin…
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Dadka Deegaanka,ayaa maanta la wareegay Gacan ku haynta Degmada Ceeldheer ee…
“1924:- Hobyo Sultanate soldiers stand infront of Sultan Ali Yusuf’s fort” “1924-kii ~ Ciidamo ka…
Goosan” Waa urur SYL ku dhex jirey oo dhallinyaro aqoon leh isku biirsadeen,waxaa ka mid…
Qaybtii- 4aad ee sooyaalkii suubanaa ee saldanada Omar Maxamuud &Mudug . Islan Farah Islan Aden…
“Xamse ma matalo Dadka uu ku fadhiyo Kursi matalaadooda,waa Nin miskiin ah,diciif ah,Gacanta lagu hayo,damiir…
Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Puntland hal Ceeb,ayaa dul hoganaysa,taasoo ah.. In Gudoomiyayaasha Degmooyinka iyo Xubanaha shaqada diiwaangelinta…
Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafti uu hoggaaminaayo oo ka qeyb-galaya Shirka…
Sarkaal sare oo ka tirsanaa Laamaha Amniga,ayaa ku geeriyooday Qarax saaka ka dhacay Tuulada Halgan…
Fadaraalka iyo Xoogagga Deegaanka,ayaa goordhow la wareegay Gacan ku haynta Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug….
Ka baaqashadii Deni ee Casuumadii Arooskii Gabadhiisa. Hoos udhigistii Deni hoos udhigay soo dhaweyntiisii Muqdisho….
Tirada Dadka ku dhintay Gantaal uu Ruushku ku dhuftay Guri dabakh ah oo ku yaalla…
Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashada Puntland oo si dardar leh uga socota Miyiga. Kooxo guur guura…
Diiwaangalinta codbixiyayaasha Doorashooyinka Puntland,ayaa magaaladda Bosaso si habsami leh uga soconaysa iyada oo wakhtigii loogu…
The Society for the Somali Language and Literature “ Far Soomaali :- Cismaan Yuusuf intuusan…
Galabta markii lagu kala tagey Golaha,ayuu Madaxweyne Xasan lasoo hadlay Gudoomiye ku xigeenka 2-Aad Abshiroow…
“Yaanan Been isku sheegin Shabaab Baarlamaankuu ku jiraa oo dhex fadhiyaa”.Xildhibaan,ayaa sidaa cad uhadlay. "Yaanan…
Maanta waxaa is waafaqay go’aankii Puntland ka qaadatay baal-marka XSM ee Dastuurka iyo Baarlamanka Federalka…
Xildhibaanada 50-ka ka badan ee Puntland ku matala Baarlamaanka Fadaraalka,waxaa la yaab leh in uusan…
“Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman oo ay soo gudbisay Wasaarada Maaliyada Fadaraalku,waxuu u eg yahay…
Hay’ada Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka 53-sano oo ay jirtay ma ‘ahayn mid Sharci ku dhisan…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee…
Militeriga Ruushka ayaa sheegay in uu qabsaday magaalada qaniga ku ah cusbada ee ku taalla…
Wasiirka arrimaha didbadda iyo qurbajoogta ee Kenya Dr Alfred Mutua ayaa sheegay dalkiisu inuu qorsheyneyn…
Wasiiradda arrimaha dibadda ee Jarmalka Annalena Baerbock ayaa sheegtay in iyada iyo wasiirka arrimaha dibadda…
Qaybtii-2aad Ee Ee taariikhdii Dhaqanka Mudug . Taariikhdii Islaan Cabdille islaan Faarax Islaan Aaden Islaan…
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa maanta Degmada Iskushuban ee gobolka Bari Galabta ka…
Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka Dowladdaha Hoose ee Dowladda Puntland,ayaa si habsami leh uga socota Deegaanka Xaabo…
Beesha Caalamka,ayaa markii u horeysey si rasmi ah uga hadashay diiwangelinta codbixiyaha Doorashooyinka Dowladaha Hoose…
Dowladda Itoobiya,ayaa Xalay shaacisay, in Ciidamada Amxaarada ee ka barbar dagaallamayay Millatariga Itoobiya, ay ka…
Xoghayaha Amniga Gudaha ee Dowladda Maraykanka Alejandro N. Mayorkas,ayaa ku Khamiistii ku dhawaaqay in dadka…
Mareykanka,ayaa ku dhawaaqaya abaal-marin lacageed oo gaareysa 10-Milyan oo Dollar ciddii keenta xog ku saabsan…
War kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska Dawladda Puntland ayaa lagu sheegay in ciidamada Amniga ay…
Shacab Hubaysan oo ka soo hor jeeda Somaliland,ayaa la wareegay Maamulka Degmada Xudun ee Gobolka…
Islaan Cabdille Islaan Faarax Islaan Aaden Islaan Maxamuud,Nin Ina Adeerkii ah oo layiraahdo Macallin Cabdiraxmaan…
Xeer ilaaliyaha guud ee Dalka Maraykanka Merrick Garland,ayaa Khamiistii wuxuu magacaabay sarkaal baaris ku sameeya…
Madaxweyne XSM wuxuu yiri waxaan nahay hal Dal iyo Hal Dowlad: Tan kowaad waxaan nahay…
Isu socodka caadiga ah ee Hawada,ayaa si tartiib tartiib ah dib ugu soo laabanaya guud…
Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog,ayaa Arbacadii shalay ku casuumay dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan inuu booqasho…
Afar ka mid ah shaqaalaha hay’adda waddooyinka ee Kenya ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah…
Awoodaha Dowladda Federaalka waxaa loo kala saaraa illaa 3-qeybood, waxayna kala yihiin: 1) Awoodo Dowladda…
Shirka uu furay Xasan Shiikh waxaa lagu tilmaami karaa Shirka Garsoorka Bartamaha iyo Koonfurta Dalka….
Waa dharbaaxo Diblomaasiyadeed oo Kenya ku dhufatay Dowlada Fadaraalka Somaliya. Kenya in ay Hargaysa ku…
Odoyaasha Beesha Jaamac Siyaad,ayaa iska beri yeelay warar ay faafiyeen warbaahinta SL oo sheegaya in…
Gardafuu iyo cirifka ugu shisheeya Deegaamada Puntland ayay gaartay Diiwaangelinta. Ugu yaraan 400 oo km…
Afhayeen u hadlay ciidamada fallaagada Tigray ee waqooyiga Itoobiya,ayaa sheegay in ay wareejiyeen hubkoodii cuslaa,…