Maxay ahaayeen Diyaaradaha Garowe yimid Ee shakiga Abuuray?
Diyaaradahan,waxaa fasaxa siisay Dowlada Fadaraalka sidaas ayayna ku yimaadeen Garoonka Diyaaradaha Garowe. Waa diyaarado cusub…
Diyaaradahan,waxaa fasaxa siisay Dowlada Fadaraalka sidaas ayayna ku yimaadeen Garoonka Diyaaradaha Garowe. Waa diyaarado cusub…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud,ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi…
Warbixin si faahfaahsan uga hadlaysa habka Alshabaab u urursadaan Canshuuraha,ayay soo saartay Global Intviative. Warbixintu…
Dhanka amaanka horumar muuqda,ayuu ka sameeyay Gudoomiyaha Gobolka Mudug Faysal Shiikh Cali mudadii uu xilka…
Xafiiska Difaaca Xuquuqal Aadanaha Puntland (OPHRD) ayaa maanta magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ku qabtay…
Kulan maanta lagu waday in ay yeeshaan xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamanka Fadaraalka Somaliya,ayaa baaqday…
Madaxweyne Laftagareen waa ka anba baxay Garowe oo waa lasagootiyay. Ma qaban Shir jaraa’id oo…
Kulankan oo uu soo qaban qaabiyay Duqa Degmada Gaalkacyo Xasan Maxamed.Jaamac,ayaa waxaa kasoo qeyb galay…
Bilowgii kala taga Aaran-shaydaan iyo Madaxweyne Deni waxay isku sii daayeen Madaxweyne Xasan. Mahad Salaad,ayuu…
Islaanka Laba Kooxood,ayaa ku tartamaysa in ay isgaanbuursi Siyaasadeed lagalaan,kuwaasoo kala ah… Aaran-shaydaan?! Waxay ula…
Saxiixa heshiiska dhismaha Dekeda Bosaso ee ka dhacay Imaaraadka,waxaa qayb ka ahaa Xasan Cabdullaahi Deni…
Deni iyo Lafta-gareen Dowlada Itoobiya heshiis amni ayay horay ula gaareen hadana safar kooda Adis…
Dilka Bakaal Kooke oo kasoo jeeda reer Axmed ee Mareexaan,waxaa lagu tuhmayaa in ay shirqooleen…
Riyaad, Diseembar 9, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo ka qeyb…
Kooxaha ku hareeraysan Xasan Shiikh ee Damjadiid iyo Daljir waxay isku dayayaan in ay hor…
Taliyihii Nabadsugidda iyo Sirdoonka dowladda Somaliya ee Gobolka Gedo Cabdirahmaan Cabdullahi Bakaal Kooke,ayaa lagu dilay…
Shalay,ayaa loo gudbiyay Dowlada Fadaraalka Somaliya Waraaqda casumaada Shirka Dalalka Carabta iyo Shiinaha. Wasiirka arimaha…
Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF,ayaa warbixin ay soo saartay ku bogaadisay Dowladda Federaalka Somaliya hirgelinta…
Aqalka Golaha Wakiillada ee Maraykanka ayaa meel mariyey sharciga miisaaniyadda difaaca ee Maraykanka ee sannadka…
Somaliland,ayaa sheegtay in wada-hadallo ay galeyso Dowlada Fadaraalka Somaliya haddii la fuliyo Todobo Qodob oo…
Si rasmi,ayuu Gudoomiye Jibril usoo xiray kalfadhiga oo aysan hor imaan Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa….
Maxkamadii sare waa ka ansaxsaday Baarlamaanka. 6-dii Wasiir ee xasaanada ubaahnaa waa uga helay Baarlamaanka…
Haybado waa Gabar Jookar iyo Biti Siyaasadeed u ah Madaxweyne Geelle. Nin lagu magacaabo Jaamac…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir ee Garowe…
Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 8.12.2022,waxaa Qandaraaska dhismaha Dekadda Magaalada Bosaso la siiyey…
Dib,ayaa loo dhigay Diiwaangelintii Cod bixiyayaasha oo ku astaysnayd 13-ka Bishan. 5-ta Janaayo 2023 ayay…
Ugu danbayn dadaal xoog leh kadib Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland,ayaa sii daayay dhamaan Wasiiradii xasaanada ubaahnaa…
Kulankii Xalay wuxu ahaa kulan ay isku fahmi waayeen Ururada iyo Deni. Waxay Ururadu ku…
MAXKAMADDA DASTUURIGA AH: Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, ayaa Cod aqlabiyad leh ku ansixiyey 4…
Baarlamaanku Berri foog waxay kalsoonida udiidi doonaan Wasiir Juxaa iyo Wasiir Maxamed Siciid Faroole,sida xoguhu…
Geelle in loo muujiyo Sokeeyanimo waa wax loo baahan yahay,balse waa in aan loo ogolaan…
Maxakamada Dastuuriga ah ee Puntland,waxaa Dastuurku qeexayaa in ay ka koobnaato Xubnaha Maxkamada Sare oo…
Xildhibaannada Golaha Wakiillada oo maalmihii lasoo dhaafay qodob-qodob uga doodayey wax-ka-bedelka Xeerka Shaqaalaha Rayidka,ayaa maanta…
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland,ayaa magacaabay dhamaystirka xubnaha Maxkamada Dastuuriga ee Dowlada Puntland. Dhamaystirka Maxkamada Dastuuriga…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa furay shirweynaha Arrimaha diinta ee Puntland, oo…
Warqadda Tixraac XRW 0074/30/2022 ee ku Taariikheysan 30/11/2022 . waxaa lagu bedaly Magacii “Wasaarada kaluumeysiga…
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo ka qeyb galay Madasha Aragti-wadaagga Somaliyed ee Heritage,ayaa…
Laba Maalmood ka hor,waxaa Dhahar lagu dilay Nin ka ganacsada Qaadka,waxaana dilka gaystay Talyihii ilaalada…
Xeebta Garacad,Jifle ilaa Dhinowda waxaa jiray dhaqdhaqaaq argagixiso oo laga soo sheegay caawa. Laamaha amaanka…
Markab uu leeyahay Nin Ganacsade reer Puntland ah oo markii hore ka shaqaysan jiray Kalluumaysiga,ayaa…
Guud ahaan kulamadii Amni ee Muqdisho Madaxweyne Deni ku galay guul ayay kusoo dhamaadeen. Dawlada…
MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY LABO XUBNOOD OO KA TIRSAN GUDDIGA SARE EE MAAMULKA GARSOORKA. Garoowe: 06…
Waa war aad loogu farxo in Dayntii Somaliya lagu lahaa ay ku dhowdahay in laga…
Dowladda Somaliya,ayaa shaacisay in Ciidamada Dowladda Somaliya oo kaashanaya kuwa deegaanka ay Al-shabaab kala wareegeen…
Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud,ayaa rasmi ah u xaqiijiyey in Ciidamada Dowladdu ay la wareegeen degmada…
Khudbada Madaxweynaha JFS ee xaalada dalka iyo dagaalka Khawaarijta looga xoreynayo Somaliya. Halkan ka daawo…
Garoowe, December 06, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril oo ay…
Madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh Maxamud oo kulan la qaatay wakiillo ka kala socda dalalka Turkiga…
Sadex arimood oo aad igu samaysay kaa yeeli mahayo,ayuu ku yiri Xasan Shiikh. 1.Wiilkaad iikeentay,ayaan…
Waxaa lagu wadaa inuu dhaqan galo xayiraado Midowga Yurub ku soo rogtay shidaalka Ruushka. Waxaa…
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellada Dhexe,ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda federaalka Somaliya ay galeen Degmada…
In aan dib loo dooran Farmaajo waxay ku ahayd dhabar jab iyo waxaysanba filayn Shabaab….
Madaxweyne Xasan Shiikh,waxuu muujinayaa hogaamin macquul ah ilaa iyo hada,waxuuna ka sareeyaa intii laga filayay….
Madaxweyne Axmed,waxaa haysta dhibaato ku aadan sida uu ugu biiri karo dagaalka argagixisada. Ciidamada uu…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Cabdicasiis…
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Daah-furay Shirka dibu-eegista Mashruuca JPLG…
Xasan Shiikh ilaa iyo hada Lacagtii Shidaalka qoondadii JL ay kula hayd ma wareejin. Dooda…
Kulanka Madaxweyne Deni iyo masuuliyiinta Maraykanka ee Xalane,waxuu daaran yahay amniga. Si gaar ah Puntland,waxaa…
Madaxweynaha Dowlada Puntland,waxuu si gaar ah ula kulmayaa Madaxweyne Dowlada Fadaraalka mudane Xasan Shiikh. Waxay…
Xarardheere waa Saldhig sal weyn,istiraatiijiya oo argagixisadu leedahay oo ay ujoogaan ku dhawaad 2000 oo…