Shirweynaha caalamiga ah Ee Maalgashiga Somaliya Oo ka furmay Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga…
Garoowe: 28 Nofeember 2022: Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan…
Bosaaso, November 28, 2022: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi…
Shirweynaha Haweenka Puntland ee ka qayb galka doorashooyinka dowladaha hoose oo Garowe ka furmay. Muddo…
Rasaas Goos goos ah,ayaa wali laga maqlayaa Hotelka Villa Rose. Kooxdii weerarka soo qaaday,ayaa wali…
Booliiska Somaliya,ayaa xaqiijiyey in maleeshiyada Al-Shabaab ay weerareen hotel ganacsi oo ku yaal bartamaha Muqdisho….
Gudoomiye kuxigeenka -aad Ee Golaha Shacabka Somaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar,ayaa kulan ka dhacay Muqdisho…
Mudaaharaadyada looga soo horjeedo xannibaadaha Cudurka safmarka Covid19 ee dalka Shiinaha, ayaa u muuqda inay…
Ganacsatada iyo Shacabka Somalida ee u kala safra dalalka Somaliya iyo Kenya,ayaa bilihii u dambeeyay…
Dadka usharaxan hogaaminta Punsaa,waxaa Da’ahaan iyo khibrad ahaanba ugu culus Nuur Maxamed Nuur. Nuur oo…
Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowlada Puntland,ayaa maanta magaaladda Garowe ku qabtay tababar iyo…
Hay’adda Wadooyinka PHA,ayaa soo bandhigtay samaynta Khariirada Wadooyinka Puntland. Khariidada Wadooyinka Puntland waxaa sameeyay Dhalinyaro…
Guddiga Arrimaha, Bulshada, Dhaqanka Warfaafinta & isgaarsiinta Golaha Wakiillada DPL maanta Aqalka Wakiillada kula yeesheen…
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in goolkiisa u danbeeya uu yahay in…
Ururada Bulshada Rayidka ah waa umuhiim nidaamka,horumarka iyo Geedi socodka Dowladnimo ee Puntland. Faysal Qaran…
Warsaxaafadeed: 26 November 2022: Shaacinta Xilliga Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Puntland: Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo ka…
Xaqiiqdii Bosaso waa Magaalo dareen gaar ah ku leh Qof walba oo dareen muwaadinimo ku…
Waxaa sii xoogaysanaya xiisadda ka dhex aloosantay sanadihii ugu dambeeyay kooxo ka wada tirsan ururka…
Wasiir kuxigeenka warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdulraxmaan Yuusuf Al Cadaala,ayaa shir jaraa’id oo uu…
Garoowe, November 26, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu…
Garoowe: 26 November 2022: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi…
Cadale, Nofeembar 26, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka…
Ukraine,ayaa Jimcihi soo celisay qeyb ka mid ah awooddeeda tamarta, hase yeeshee wali waxa ay…
Baahida ugu weyn ee xiligan ka jirta Puntland si la mid ah guud ahaan Somaliya…
Somaliya waayo soo kabasho,ayaa usoo muuqda. Baanka Aduunka,waxaa uqorshaysan in uu geliyo Somaliya 4-ta sano…
Wefti uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac,ayaa ka qayb galay…
Saraakiisha Caafimaadka Shiinaha ayaa Sabtida maanta ah sheegay, in Jimcihi shalay la diiwaangeliyay ilaa 35,183…
Kadib markii uu bilowday duullaanka Ruushka uu ku qaaday Ukraine oo ay ka horreeyeen todobaadyo…
Kalkaaliyaasha Caafimaadka ee guud ahaan Ingiriiska,ayaa qaban doona shaqo-joojintii ugu horreysay ee ururkooda mudo 106-sano….
Turkey iyo Qatar,ayaa ku guda jira marxaladdii ugu dambeysay wadahadallo ay Doha ku siineyso Ankara…
Dhaqaalaha ugu badan,waxuu uga baxaa Dowlada Puntland Amniga,sidaas oo ay tahay weli way dhismi la’a…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo dardargelinaya dagaalka lagu ciribtirayo argagixisada Alshabaab ayaa…
Dadka reer Afgaanistaan ​​,ayaa siinaya Caruurtooda gaajaysan Dawooyin ay ku sarqaamiyaan- kuwa kale waxay iibiyeen…
Waxaa markii ugu horreysay la filayey in uu xilka qabto dhammaadkii Sagaashamaadkii, kadib markii uu…
Hoggaamiyaha mucaaradka Malaysiya Anwar Ibraahim,ayaa maanta Boqorka hortiisa loogu dhaariyey ra’iisul wasaare, taasi oo soo…
Bishan dhamaadkeeda,ayuu kusoo aadan yahay Puntland Madaxweyne Xasan Shiikh. Madaxtooyada Puntland,ayaa laga sugayaa jadwalka soo…
Xoolo dhaqato la rumaysan yahay inay ka soo jeedaan Waqooyi Bari Kenya,ayaa kha-khal geliyay goob…
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS Waxbarasho lacag la’aan ah (Free Engineering Courses) Machadka Sare Farsamada Gacanta ee…
Duullaanka cusub ee ka dhanka ah dagaalyahannada Kurdiyiinta Suuriya,ayaa weeraro Cirka ah oo qayb ka…
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey, Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Hamza Abdi…
Kulan ujeedadiisu ay ahayd in dib loogu eego qorshayaashii Waxbarasho ee 2022 iyo diyaarinta qorshayaasha…
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta…
Muuse Biixi Cabdi,ayaa sameeyay Magacaabis heer Wasiira ah,iyadoo muran ka taagan yahay mudo xileedkiisa dhamaaday….
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyi Tacliinta sare ee Puntland,ayaa magaalada Gaalkacyo ka qayb galay kulan lagu…
Guddiga Maaliyadda, dhaqaalaha & xisaabaadka Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland,ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda…
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Antony J. Blinken ayaa shalay kala hadlay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy…
Maxkamadda Sare ee Mareykanka,ayaa Talaadadi shalay oggolaatay, in dukumintiyada canshuur-celinta madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald…
Itoobiya,ayaa shaacisay in ay iibinayso siddeed Warshadood oo ay Dowladu lahayd. Warashadahan,ayaa laga iibinayas Shaqsiyaad…
Ugu yaraan 268-Qof,ayaa ku dhintay Dhulgariir cabirkiisu yahay 5.6 oo ku dhuftay galbeedka Java ee…
Xildhibaanad Ilhaan Cumar,ayaa u jawaabtay Hoggaamiyaha Aqalka Laga Tirada Badan yahay ee Mareykanka, Kevin McCarthy,…
Wasaaradda Maaliyadda Federaalka Somaliya,ayaa sheegtay in ay ka jawaabi doonto warbixinta uu soo saaray xafiiska…
Hanti-dhowraha guud ee Fadaraalka Somaliya,ayaa daabacay warbixin sannadeedka 2021 ee xaaladda maaliyadeed ee dawladda Soomaaliya….
Muqdisho, Nofeembar 22, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku…
Shirka Nabadaynta Beelaha Gobolka Mudug meel wanaagsan,ayuu marayaa,waxaana kasoo bixi doona go’aamo wax ku ool…
Sida uu isoo gaarsiiyay Xoghayaha Sharciga ah ee Urur Siyaasadeedka Shaqaalaha Maxamed Indhacade,waxaa jira khilaaf…
Dhamaan Adeegii Hay’adaha Dowlada ee looga baahnaa Dekeda Garacad ayaa la diyaariyay. Guud ahaan Wasaaradaha…
Mid ka mid ah Isimada ugu miisaanka cuslaa,isla markaana hogaaminayay Saldano soo jireen ah oo…
Jaaliyada Puntland ee Ingiriiska,ayaa qabatay Xaflad balaaran oo ay ku taageerayaan xarigjarkii dhismaha Dekeda Garacad…
Muwaadin udiyaargarow isdii-waangalinta cod-bixiyaha Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Puntland,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Muqdisho, Nofeembar 21, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray…