Cawaysin Caawa lagu qabtay Caasimada Puntland Ee Garowe

Garowe waxay muujisay Amni,Qurux,Xadaarad iyo Cawaysin Caawa.

Fanaan Iskalaaji,ayaa si weyn umadadaaliyay Bulshada Caasimada ku dhaqan.

Garowe waa mid ka mid ah Caasimadaha Geeska Afrika ee caanka ku ah Amni iyo Bilic.

Garowe liicimayso.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading