CBB waxay u yaqaanaan N&N Farmaajo oo qura!!

CBB waxay u yaqaanaan N&N Farmaajo oo qura!!

Shirka Aqoon iswaydaarsiga sanad laha ah Heritage ee Garowe ka furmay maanta waxaa jooga..

1.Raiisalwasaare ku xigeenkii dalka iyo 10-Wasiir wax ka badan iyo Wasiir ku xigeeno.

2.Gudoomiyayaashii Golaha Baarlamaanka labadiisa Aqal iyo Xildhibaano tiro dhaaf ah.

Hadana N&N waxay wareejinayaan in shirkaas shir mucaarad yahay Dowladda fedaraalkuna aysan shaqo ku lahayn.

CBB waxay ka xun yihiin in markii ugu horaysay shirkan lagu gabtay caasimada Puntland ay ku qabatay Heritage Somaliya asagoo awal lagu qaban jiray DJabuti.

Heritage waa hay’ad Cilmi baaris mana jirin loogama baran inay ka shaqayso wax Dowladda Somaliya wax yeelaynaya ama dhibaato u keenaya.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading