CC Warsame “Dastuurka iyo Sharcigu wuxuu micno lee yahay marka qof talinaya uu Ixtiraamo” (VIDEO)

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo khudbad ka jeedinayay Munaasabad soo dhaweyn ah oo loogu sameeyay xalay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee Dalka iyo hab-dhaqanka Saddex sanno iyo bar uu Madaxweyne Farmaajo kusoo hoggaaminayay DFS.

https://youtu.be/U-Zl65ASN_s

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading