CC Warsame “Farmaajo wuxuu doonin inuu olale doorasho ku galo Kenya waa cadow” (VIDEO)

Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa si adag uga hadlay qorshaha ku duugan talaabada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Xariirka ugu jartay Dowladda Kenya, isagoona sheegay in Madaxweyne uu doonayo inuu olale Doorasho ku galo Kenya waa Cadow, si lamid ah olalihiisii 2016 ee Itoobiya waa cadowgeena.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading