CC Warsame oo digniin kulul u diray Madaxda DF Soomaaliya (Khudbad)

Hoggaamiyaha Xisbiga ugu weyn mucaaradka ee Wadajir C/rixmaan C/shakuur Warsame, oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Xafladda Caleema-saarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa digniin adag u diray Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

“Madaxweyne Farmaajo hal wax baa loogu dulqaadanayaa, Xilkisnimo dadka siyaasadda ku jira iyo doorashaa dhici doona ee tartiib ha noo dhaafto, Haddii ay albaabka doorashada ay soo xiraan, hadduu kaas xirmo Irdii rajada, nabadda iyo dawladnimada iyagaa soo xiray, Masuuliyaddana iyagaa qaadaya wixii ka dhasha” ayuu yiri Siyaasi C/rixmaan C/shakuur Warsame


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading