CC Warsame oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Farmaajo iyo Fahad

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo qoraal kooban ku qoray bartiisa Facebook ayaa ku baaqay in lala dagaalamo Madaxweyne Farmaajo iyo Taliyaha Sirdoonka Soomaaliya, isagoo sheegay in la joogo xiligii la difaaci lahaa dadnimada, sharafta iyo Kaaramada, waa sida uu hadalka u dhigaye.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading