Ceel biyood markii ugu horeysay laga hirgaliyay deegaanka Dogob (Sawirro)

Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Ceel biyoodka deegaanka Dogob ee degmada Gal-xamur, munaasabad ay ka qeybgaleen Fiqi Cabdinaasir iyo Imaam Cabdiwahaab , maamulka degmada, ganacsato, mas’uuliyiinta shirkadda Kebarco iyo qeybaha bulshada.

Dhismaha Ceelka wuxuu ka dambeyay cabasho biyo la’aan oo muddo deegaannadaa ka taagneyd ,iyadoo dad muxsiniin ah oo ka jawaabay baahida deegaanka ay wakiisheen hay’adda maxalliga ah ee FIQI FOUNDATIONS, waxaana dhismaha Ceel biyoodka lagu guuleystay fuliyay shirkadda Kebarco Drilling Company.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading