Ciidamada amaanka Bosaso oo fashiliyay gacantana ku dhigay sadex qarax oo waa weyn

Howlgal xoog leh oo ay sameeyeen ciidamada amaanka ee Magaalada Boosaaso ayey u suurta gashay caawa inay gacanta ku soo dhigaan Fuustooyin lagu diyaariyey Qaraxyo saddex gaaraya oo la qorsheeyey in la kala saaro saddex gaadiid.
 
 Ciidanka Howlgalka Fuliyey ayaa gacanta ku soo dhigay Gaari iyo shan nin oo waday qorshaha diyaarinta Qaraxyadaas.
 
Laamaha amaanka Puntland ayaa waday maalmihii lasood haafay hawlgalo isdaba joog ah oo lagu adkaynayo amaanka guud ee Puntland.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading