Ciidamada amaanka oo soo afjaray Warshadii Kabida

Waxaa ciidamada Amniga Puntland , PSF, (PMP BIRMADKA ) iyo Booliska ay howlgal culus ay habeemina ka fuliyeen Operation lagu guuleystey xerada Kabista magaalada Galkacyo halkaas oo gabi ahaan ay ciidamada amniga ka hoowlgalaya gobolka ay gacanta ku dhigeen maxaabiis ka ganacsada maandooriyaha khamriga .

Waxaana howlgalka lagu dhaawacay mid kamid ah waxaana gacanta lagu dhigey 5 kamid ah oo kuwa ka ganacsada maandooriyaha khamriga oo caadeeystayaal ahaa.

waxayna sheegeen ciidanka howlaglka fuliyey maamulka gobolka iyo kandagmaduba inay ahayd saldhigga qamrada iyo maandooriyaha kale lagu kala iibsho. Taas oo dhibaato amaan kuhayey Magalada Galkacyo.

Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading