Ciidamada amaanka oo wada Shaqayn ka helaya Shacabka Bosaso,ayaa fashiliyay Laba Qarax Xalay ilaa Maanta.
Qaraxa koobaad,waxaa soo sheegay Shacabka,kadib markii Ciidanku soo gaaray Ninkii waday,ayaa isku qarxiyay.
Qaraxa Labaad Ciidanka amaanku Gacanta ayay ku dhigeen,waxaana lagu qabtay Nin Siiriyaan ah.
Wada Shaqaynta Shacabka iyo Ciidanka,ayaa keentay in Qaraxyada la fashiliyo.
Hawlgalka sifaynta argagixisada,waxa uu sababay in Shacabku kalsooni helo oo ku dhiiradu argagixisada.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.