Ciidamada Asluubta Ee Xaaslayda Puntland oo loo dhisay Guryo

Garoowe: 28 November 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xarigga ka jaray Hoyga ciidamada Asluubta Puntland ee xaasleyda ah.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Wasiirka Cadaaladda, Saraakiisha Ciidamada Asluubta iyo Booliska Puntland iyo martisharaf kale.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading