Ciidamada Puntland oo heegan la galiyay

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo amar ku siiyay Saraakiisha Ciidamada kala duwan in ay heegan sare galaan.

Sida ku cad warqad kasoo baxday Xaafiiska Madaxweynaha Puntland,waxaa jira fariisimo cusub oo Ciidamada kala duwan ee Puntland ay ka samaysan doonaan Bariga fog.

Waxaa muuqata dadaal ay Dowlada wado oo ay kula dagaalamayso argagixisada waayahan danbe sii xoojisay hawlgaladooda gudaha Puntland.

Halkan ka akhriso wareegtada


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading