Ciidamada Birjeex Ee Puntland oo Gurmad ufidiyay Gaadiidka

Ururka 3aad ee Ciidamada Birjeex,ayaa Gurmad lagaaray Baabuur Xamuul ah Oo ku Dhaabatay Sabansabadhada oo u Dhaxaysa Godod iyo Gacmafale Ciidanka,ayaa wadada si isxilqaan ah u dhisaya waxayna hawlgalyeen Mudo 5-Maalmood ah.

Dhanka kale Ururada Kale ee Ciidanka Birjeex,ayaa ka hawlgalaya Deegaanka Qaydare ee Bariga Mudug. iyagoo wali Gurmad biyo dhaamin ah halkaasi lagaarey qaydare ayaa Taliska Ciidanka ee Godod ujira masaafo dhan 300-km.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading