Ciidamada Cirka Itoobiya oo dukheeyay Magaalada Maqalle

Ciidamada Cirka ee Dawlada Itoobiya,ayaa dukheeyay Maanta Magaalada Meqale.

Dukhaymaha,ayaa lala beegsaday Xarunta Idaacada Demsa-Weyane ee Tv-ga iyo Raadiyaha.

Tplf oo ka jawaabeysa,ayaa dagaal balaaran ka bilowday dhanka Xadka Sudan,waxayna fooda isdareen Ciidamada huwanta ah ee Eretriya iyo Itoobiya.

Dowlada Abiy,ayaa umuuqata in ay si cad ugu xadgudubtay Xabad joojintii iyo Wada xaajoodkii la diyaarinayay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading