Ciidamada Difaaca Puntland,waxay Cagta mariyeen Talisyo argagixisadu ku dhuumaalaysanaysay oo kala ah….
1.Godmadow ee Curaar.
2.Lugta Laasku Wehelle.
3.Isha Dharabato oo ka tirsan Togga Jaceel.
Ciidamadu,waxay halkaas ku dileen Laba Nin oo Miinaystayaal ah oo argagixisada ka mid ah.
Sidoo kale,waxay Ciidanku ka furteen argagixisada….
1.Gaari Iska-rogo ah.
2.Gaari yar oo ay furfureen.
3.Hubka noocyaddiisa kala duwan.
4. Mootooyin.
5.Saad.
6.Sahay.
7.Lacag.
8.Dahab.
Dhamaan Agab,waxay ku Aaseen Godad oo laga soo saaray.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.