Ciidamada Difaaca PL oo in ku dhow 100 Argagixiso ah dilay

Guulaha laga gaaray hawlgalka sifaynta argagixisada?

Wajigii 1-Aad?

1.IL iyo Camayra
2.Dalguran.
3.,Dhabanacado.
4.Hoobato.
5.Tulo Dharar.
6. Afka Hadi Xanan.
7.,Daylaan.
8.Toga Siido.
9.Toga Ina Cidoode.
10Janno Jiifta.
11.Turmasaale.

Wajiga 2-Aad?

24-tii Saac ee lasoo dhaafay,waxay Ciidanku Toga-jeceel xuleen 27-km,laga bilaabo Turmasaale ilaa Deegaanka Qurac.

Shalay iyo Maanta,waxaa laga sifeeyay Deegaamada kala ah….

1.Hararyo.
2.Dhasaq.
3.Talal.
4.Dharin.
5.Qurac.
6.Dadamaale.

Ciidanka Difaaca Puntland, waxay ku sugan yihiin Kalabarka Dhasaan Iyo Turmasaale .

Waxaa haray Deegaamada kala ah…

1.Darmadow.
2.Toga Curaar.
3.Gaatir Oodan.
4. Sheebaab.
5.Kayaxa.
6.Dhaadaar.
7.Dhasaan.
8.Buqo Ileed.
9.Cascaso.

Sagaalkaas Deegaan Maalmaha soo socda,ayaa la sifaynaya oo Cagta la marinayaa hadii rabi idmo.

Ilaa iyo hada,waxaa laga dilay argagixisada Shalay ilaa Maanta 82-Xubnood oo 4 Nin mooyee inta kale Ajaanib tahay,waana la xaqiijiyay.

Dhanka Ciidamada Difaaca Puntland,waxaa soo gaaaray khasaare gaaraya…..

1.31-ka Shahiiday.
2.103-ka Dhaawacantay.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading