48-dii saac ee u danbeeyay,waxay dileen Ciidamada Difaaca Puntland in ka badan 23 Argagixisada Daacish oo ku dhuumaalaysanayey aaga Ceelka Miiraale.
Sidoo kale waxay Ciidanku waxay hawlgalo amni ka sameeyeen Togga Nuur-ku-beenle.
Firxadkii Argagixisada Daacish,ayaa Ciidanku ku raadjoogaa.
Dhankaย kale Toga-jeceel,waxaa Miino Kila kacday Gaari ay lahaayeen Ciidamada Difaaca Puntland,waxaana ku Shahiiday 8-Askari,halka Afar kale ku dhaawacantay.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.