Ciidanka Amniga Puntland PSF oo ay weheliyaan ciidamada kale ee difaaca Puntland ayaa maanta 04 November, 2017 waxay hawlgal ka dhan ah ururka argagixisada Al Shabaab ka fuliyeen degaanka Harweyn ee Buuraha Cal Madow.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.