Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa jiidaha hore ee dagaalka ee Buuraleyda Cal-miskaad ku oogay Salaadda Ciidul-fidriga, iyagoo ugu hambalyeeyay Shacabkooda munaasabadda Ciidda, una rajeeyay in ay nabad ku dabaal-degaan.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.