Ciidamada Dowlada Sudan oo Gacanta ku dhigay Xaruntii Madaxtooyada

Qasrigii Madaxtooyada Sudan,waxaa laga saaray Maleeshiyadii RSF ugu danbayn.

Tan iyo 2023-dii ayay Gacanta ku hayeen RSF Madaxtooyada,waxayna u ahayd Xarun muhiim ah oo Saldhig u ah wax iska caabintooda gudaha Caasimada Khartuum.

Sudan,waxay gashay colaad sokeeye oo foolxun,waxaana tusaale kaaga filan in Xaruntii Madaxtooyada muuqaalkan yeelato.

Dowladnimo dhinacyo badan leh oo mudo soo dhismaysay,ayaa hoobatay xaqiiqdii.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading