Hal Askari ayaa ku dhintay Afar kalana way ku dhaawacmeen Qarax ciidammo ka tirsan Jubbaland lagula eegtay Galbeedka magaalada Kismaayo.
Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa uu ahaa Miino dhulka lagu aasay oo qabsaday gaari ay la socdeen ciidammadaan ka tirsan maamulka Jubbaland. Askarta dhaawacyada qaba ayaa la geeyay isbitalka magaalada Kismaayo
Mudooyinkaan danbe ayaa ciidanka Jubbaland waxay sii xoojiyeen dagaalada ka dhan ah maleeshiyada Argagixisada ah ee Al-Shabaab.
idilnews kismaayo
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.
Be the first to comment on "Ciidamada Jubaland oo Galbeedka Kismaayo lagula beegsaday Qarax Miino"