Ciidamada Jubaland oo qarka usaaran in ay si buuxda ula wareegaan Beledxaawo

Beledxaawo xabada,ayaa ka bilaabatay waana la jabiyay Maleeshiyadii Xamar laga soo daabulay oo dhufaysyadii ayay si fidud uga baxeen.

Guud ahaan Magaalada sifayn,ayaa ka socota goor dhowna waxay si buuxda usoo geli doontaa gacanta Dowlada Jubaland.

Filo Saxaafada oo uu la hadlo Wasiirka Amniga.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading