Ciidamada Liyuu Booliska oo la wareegay Rabdhure

Rabdhure ayay la wareegeen Liyuu Boolisku oo ay alshabaab 8-sano udanbaysay ka talinayeen.

Laba Sarkaal oo sare oo iyo Ciidamada ka tirsan Alshabaab,ayaa lagu dilay Quracle.

Labada Sarkaal,ayaa kala ahaa,Madaxa Abaabulka Gobolka Bakool iyo Sarkaal kale iyo Ciidama badan.

Hogaanka cusub ee Liyuu Booliska ,waxaa muuqata in uu dardargaliyay hawlgalada Ciidanka.

IDILNEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading