Ciidamada Maraykanka oo si buuxda uga baxaya Somaliya

Markabka USS Hershel “Woody”,ayaa soo gaaray Badda Somaliya si uu qayb uga qaato bixitaanka Ciidamads iyo Qalabka Maraykanka.

Maalmaha soo socda ayay guud ahaan Ciidanka Maraykanku ka dhamaanayaan gudaha Somaliya sida la qorsheeyay.

Trump waxuu amray ka hor intuusan wareejin talada in Ciidamadu kasoo baxaan Somaliya.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading