Ciidamada Difaaca Puntland Saakay horay ayay uguureen,waxayna gaareen Daramadoobe iyo Afka hore ee Toga Curaar.
Ciidanku,waxa uu halkaas ugu tagay khasaare baaxad leh oo Duqayntii lagu gaarsiiyay argagixisada,kaasoo iskugu jira……
1.Gaari Qori saaran yahay oo gubtay.
2.Mootooyin Gubtay.
3.Fariisinkoodii oo la gubay.
4.Maydad.
Si laga fiirsaday,ayay Ciidanku uguurayaan,iyadoo dhibka la yaraynayo lana xaqiijinayo Guusha.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.