Ciidamada PSF oo si buuxda uhelay Mushahaarkooda

Dhamaan Ciidamada PSF galabta waxay wada qaateen Mushaarkooda oo buuxa.

Askari walba oo PSF ah,waxaa udhacday 350-dolar oo Mushahaar ah iyo 6-dolar oo habeen dhax ah.

Halka Ciidamada Badda oo Mushahaarkii laga hakiyay ay Wasaarada Maaliyadu baadigoobayso Lacag Dayn ah oo ay wax kusii furdaamiso.

Hogaaminta Deni ee ku tiirsan talada Aaran-Shaydaan halkaas ayay Puntland ku furtay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading