Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay kooxo ka tirsan Alshabaab

Wararka naga soo gaaraya magalada Boosaaso ee Xarunta ganacsiga Puntland,ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ammaanka ay halkaasi ka sameeyeen howlgallo amniga lagu xaqiijinayo.
 
Howlgalka ayaa Ciidamadu waxa ay ka sameeyeen Xaafadaha Bosaso iyo Wadooyinka intaba,waxaana saraakiishu ay sheegeen in lagu qabqabtay tiro dhalinyaro ah oo xiligaas  ku guda jiray falal lidi ku ah amniga.
 
Tirada rasmiga ah oo ay qabteen ciidamadu saraakiisha amaanka aysan sheegin hadana howlgalka waxuu saameyn ku yeeeshay Ganacsigii iyo isu-socodka.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading