Ciidamada Puntland oo hawlgalo ka fuliyay Buuraha Bari

Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland ee kala ah Birmadka,Daraawiishta iyo PMPF ayaa 24 ki saac ee laso dhaafey waxey howlgallo qorsheysan ay ka fuliyeen deegaan Buureedka Gobolka Bari,gaar ahaan dhagax dhaabuur iyo meelo u dhow deegaanka Madarshoon.

Bartilmameedku waxa uu ahaa saldhigyo ay Argagaxisadu ku la haayeen godod dhex dood sida ku cad Mapka ay Saraakiishu la wadaageen Wakaaladda,kuwaas oo gabi ahaanba ay gacanta ku dhigeen ciidamada difaaca Puntland.

Wali howlgalku waa socdaa xogaha Khasaaraha cadowga dib ayaan idin kula wadaagi doonaa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading